Farmaajo's neice arrested after request
Posted: Fri Apr 08, 2011 12:02 pm
Warar si aad ah loogu baahiyay Wargeysyada kasoo baxa dalka Canada iyo kuwa Mareykanka ayaa sheegaya in ciidanka ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada Canada ay xireen gabar ay walaala yihiin Farmaajo.
Jariirada Canadian Star ayaa qortay in Canada lagu xiray gabar ay walaala yihiin R/wasaaraha Kooxda KMG ah Maxamed Farmaajo kadib markii gabadhaasi taageero buuxda siisay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Gabadhan ayaa lagu Eedeeyay in ay Hanjabaad u jeedisay qoyska Farmaajo iyadoo ku tilmaameysa Murtadiin diintooda lacag ku Iibsaday qeybna ka ah duulaanka saliibiga ah ee Somaliya lagu qaaday.
Inkastoo aan la sheegin in gabadhan xiran ay ladhalatay Farmaajo iyo in kale hadane waxaa loo maleynayaa in Farmaajo iyo Gabadha ay ilma adeer yihiin, sidoo kale dad ay Ehel yihiin Farmaajo ayaa lagu xiray magaalada Toronto ee Canada waxaana dadkaasi lagu Eedeeyay in ay taageersanyihiin Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Gabadhan laxiray ayaa si toos ah Taleefan ugusoo dirtay xaaska Farmaajo iyo Farmaajo qudhiisa waxayna ku tiri "Cadawga Alle ayaa tihiin Islaamka ayaa idin qaba doona Insha'allaah" sida lagu baahiyay wargeysyada Canada kasoo baxa.
Taageerayaasha Kooxda KMG ah ee qurba joogta ah ayaa qaati ka taagan handadaado iyo goodis isdaba joog ah oo uga imaanaya dad Ehel la ah oo Taleefano adeegsanaya kuwaasi oo ugu hanjabay in mar uun Islaamku xoogeysan doono kadibna waxay u yeerteen Boolis gaaleedyada wamada ay joogaan sidaasina waxaa lagu xiraa dhalinyarada Soomaalida Ahlu Towxiidka ah.
Rucbi aad u daran ayaa guryahooda ugu galay qoysaska hogaamiyaasha Kooxda KMG ah badankoodna waa qurba joog aad u neceb Mujaahidiinta Jihaadka ka wada caalamka islaamka gaar ahaan Somaliya, waa markii ugu horeysay oo mas'uul katirsan kooxda KMG ah Ehelkiisa lagu Eedeeyo in ay Shabaabul Mujaahidiin taageersanyihiin.