51st annivesary of the somali armed forces held in Garowe

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

51st annivesary of the somali armed forces held in Garowe

Post by damu »

Sanadguradirdii 51aad ee kasoo wareegtay markii la asaasay ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtaya xarunta Taliska guud ee ciidanka Puntland ee 54aad ee ku taal magaalada Garowe.

Munaasbdan laaga xusaayo asaaskii ciidanka xooga dalka Soomaaaliya ayaa, waxaa kasoo qayb galya siihayaha Xilka Madaxweynaha Puntland ahan Madaxwayne kuxigeenka Puntland C/samada Cali Shire iyo xubno kmida golaha Wasiirada Puntland.

Munaasabadaan lagu xusaayo sanadguuradii 51aa ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa waxaa halkaasi ay ciidamda puntland ku sameeyaan gaado ka ciyaar tasoo ay sarkiisha iyo madaxdii kasoo qaybgshay munaasabada ay aad uga riyaaqeen.


Taliyaha ciidamada Puntland Gen.Saciid Maxamed Xirsi oo khudbad dheer halkaa kasoo jeediyey ayaa ka waramay ciidamda xooga dalka Soomaaliya asaaskoodii iyo waxa yabihii ay qabteen intii ay jireen.

Gen.Saciid Dheere ayaa sheeay in ciidanka xooga dalk Soomaaliya la asasaya 1960 markay ahayda bisha April 12keedii iyadoo loo asaasay ciidankaa in ay noqdaan cudada ama xooga dalka Soomaliya, iyadoo ay ciidaanka ay waxyaalo badan aysoo qabteen intii ay jireen.

Taliye Saciid dheere ayaa sidoo kale ka hadlay ciidamda Daraawiishta iyo asaaskoodii iyadoo uu sheegay in ciidamda Daraawiishta la asaasay xiligii Puntland la saasay 1998dii, cutubkii ugu hareeyay ay ahaayeen laba kun iyo shan-baqol oo askari, kadibna intaasi laga kordhiyey.

Gen.Saciid Maxamed Xirsi ayaa intaa ku daray in ay Ciidamda Daraawiishta ay qabteen waxa badan oo dhinaca amaanka ah, ayna shacabka Puntland ka difaaceen cadow badan.

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamada Cali Shire ayaa isana goobtaa ka hadlay wuxuuna u mahad baalaaran u soo jeediyay ciidamda Puntland, oo goobtaa safnaa. Wuxuuna uga mahada celiyay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay shacbkooda ay ilaaliyaan, amniga sugaan, dalkooda nafta u huraan.

Munaasaban lagu xusayey Maalinta ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay ruwayado lagu muujinayo ahmiyada ay ciidanka u leeyihiin dhulkood iyo sida ay heegan ugu yihiin in ay dadkood iyo dalkoodaba ay ilaaliyaan.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by damu »

Image

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by damu »

Image

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by damu »

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by damu »

Image

Image
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by jamols2 »

now that is a force to be reckon with :up: :D
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by Pwani »

man i like the marine forces 8-) 8-) 8-) God place Puntland :som: :up: :D
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by FBISOMALIA »

Image

Image

Image

Image

Image
puntland military commender
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by quark »

:som: :up:
Amethyst
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1664
Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
Location: Viva La Punt!

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by Amethyst »

Has it already been a year? lol. :lol:

Good pics. :som:
dagameison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm

Re: 51st annivesary of the somali armed forces held in Garow

Post by dagameison »

fbi wlc to the presidential palace of galmudug
Image

You see puntland officials when talking about galmudug they always mention it as a xafad cause thats what it is.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”