Baro English essay writing afsoomaali

Qaybta dadka caafimaadka ku lug leh

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Baro English essay writing afsoomaali

Post by abuu_dujaana »

Waa maxay Curis Essay?
Curis (essay) Waa qoraal leh halbeeg, ujeedo iyo hufnaan, kana kooban saddex qaybood oo waaweeyn:
hordhac(Introduction), baaxad(Body) iyo gunaanad(Concluding).
Casharka oo dhammaystiran waxaad ka akhrisan kartaa halkaan.
http://somalitalk.com/2011/04/13/barash ... sh-q-3aad/

Ogoow pdf ayaad ubaahantahay si aad u daabacatid.
http://somalitalkradio.com/2011/baro/english3.pdf
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Baro English essay writing afsoomaali

Post by abuu_dujaana »

Tusaale Hordhac Intoduction:
(1) Nowadays, many men and women work in law, accounting, real estate, and business.
(2) These people are serious about becoming successful, so they work long hours during the week and even on weekends. (3) People who work long hours are called “workaholics.”
(4) Because they work so many hours, workaholics may not spend enough time in leisure activities.
(5)Therefore, workaholics’ lifestyles can affect their families, social lives, and health.
Sharaxaad kooban:
(1) Haddii aan hordhaca sharaxaad kooban ka bixinno, marka ugu horreeysa dhibaatooyinka workaholic uu leeyahay hore kama tilmaamin ee wuxuu horta ku bilaabmay guud ahaan in dadku siyaabo badan iyo meelo kala duwan ka shaqeeyaan rag iyo dumarba. Dadkaas qaarkooda waxay ka shaqeeyaan wasaaradda maaliyadda accounting, dalaaleey real estate iyo tijaarooyin kale oo kala duwan.
(2) Oraahda labaad dadkaas meelahaas kala duwan ka shaqeeya waa dad raba in ay ganacsigooda ku faa-iidaan,sidaas darteed saacada dheeraad ah ayeey maalin walba shaqeeyaan.
(3) Oraahda saddexaad dadkaas xad dhaafka u shaqeeya waxaa loo yaqaanaa madaaleyaal (workaholic).
(4) Oraahda afaraad maadaama ay shaqeeyaan habeen iyo maalin si joogta ah waxay keentay in ay iloobaan noloshooda kale, sida ehelkooda, naftooda iyo wixii la xiriira
(5) Ugu danbeeyntiina habkaas shaqo u go’idda ah waxay saameyn ku yeelan kartaa caafimaadkooda iyo ka warheynta ehelkooda.

Ogoow pdf ayaad ubaahantahay si aad u daabacatid.
http://somalitalkradio.com/2011/baro/english3.pdf
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Baro English essay writing afsoomaali

Post by abuu_dujaana »

Casharradaan Linkyada qaar kooda haddii sifiican u shaqayn waayeen halkaan kuwa ku qoran toos u copyeeyso

qaybta koowaad: http://somalitalk.com/2011/01/09/barash ... a-english/
qaybta labaad: http://somalitalkradio.com/2011/baro/ba ... h_2aad.pdf
qaybta saddexaad: http://somalitalkradio.com/2011/baro/english3.pdf
Walaalka hadii uu firaaqo wanaagsan helo, wuxuu soo diyaarin doonaa casharro la xiriirta qaybihii hore "critical thinking in academic writing"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Careers - Doctors and Health Care Professionals”