AY"Faroole made big mistake to participate kenya conference"
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
AY"Faroole made big mistake to participate kenya conference"
Sanca:(Allpuntland)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa si kulul u canbaareeyey shirweynihii shalay kusoo gabagaboobey Magaalada Kenya ee caasimada dalka Kenya,kaas oo uu ku tilmaamay mid ay beesha Caalamku ku doonayso inay markale Soomaaliya gumaysato,isagoo sidoo kalena Sheegey in dhinacyada shirkan ka qeybgashay ay u badnaayeen kuwo u hanqaltaagaya madaxtinimada Soomaaliya oo uu sheegey inay si khaldan ku raadinayaan.
Canbaareynta Shirka & Danta laga leeyahay.
Gol.Cabdullaahi Yuusuf Axmed Wuxuu sheegey in shirkani uu ahaa mid lagu doonayo in lagu kala qeybiyo dadka Soomaaliyeed oo sanado badan daalanaa islamarkaasna dhibaato badan maray,waxaana uu sheegey Cabdullaahi Yuusuf in shirkan ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobey oo sida uu sheegey isu qabta inay Soomaaliya iyadu xukunto,waxaana uu intaas ku daray in Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya lagu amray inuu shirka qabto.
Wuxuu Cabdullaahi Yuusuf sheegey in shirkan lagu doonayo in lagu mijo xaabiyo dawlada kumeel gaarka ah oo mudo kooban jirta islamarkaasna ay hogaanka u hayaan Aqoonyahano uu sheegey inay dalka dibadiisa ka yimaadaan oo sida uu sheegey wax ka badali kara xaalada Soomaaliya oo imika jahwareer ku jirta,waxaana uu sheegey in mucaaradada aqoonyahanadan dartood shirka loo qabtay.
Canbaareynta ka qeybgalka Puntland.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo horeyna usoo qabtay xilka madaxtinimo ee Puntland oo uu lixsano maamuli jiray wuxuu canbaareeyey ka qeybgalka shirka Nairobi ee Puntland isagoo si gaar ahna u canbaareeyey Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) madaxweynaha Puntland ee Imika oo xukuumadii Cabdullaahi Yuusuf ee Puntland qabtay xilka Wasiirka Maaliyada ee Puntland,wuxuuna sheegey in Wasiirkiisii hore ee Maaliyadu uu imika shirka si ku gaar ah uga qeybgalay.
Isagoo sheegey in uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole shirka ka qeybgalay markii uu helay casumaad,waxaase uu si uusan cadayn u sheegey in qaab khaldan uu xilka madaxtinimada Soomaaliya u raadinayo Madaxweynaha Puntland.
Canbaareynta ka qeybgalka Baarlamaanka ee Shirka.
Dhanka kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya wuxuu canbaareeyey kooxda uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ee shirka ka qeybgashay oo uu ku eedeeyey inay sharciga baalmareen.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa guud ahaanba ugu danbayta hadalkiisa ku celceliyey canbaareynta shirkii Nairobi oo uu sheegey inay waqtigan loo baahnayn,waxaana uu shucuubta Soomaaliyeed ugu baaqay inay isku kalsoonaadaan aayahoodana ka tashadaa.
Akhri Shirka Nairobi qodobadii kasoo baxay ee uu Cabdullaahi Yuusuf canbaareeyey.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =10282&z=2
Allpuntland

Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
if MR.presdient went to kenya to help build puntland and somalia we with him but if for himself to be candidate somalia president that we are not accepting 

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
http://www.voanews.com/wm/voa/africa/soma/soma1300a.asx
voa link
AY speech start in 13.15
other direct link
http://www.voanews.com/somali/news/Claa ... 44019.html

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
This our only way to get rid of Faroole without bloodshed, so i welcome if he wants to use PL to become President. Besides Faroole would do much better than Donkey
-
- SomaliNetizen
- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
AY is great leader and father of Puntland much respectabdalla11 wrote:This our only way to get rid of Faroole without bloodshed, so i welcome if he wants to use PL to become President. Besides Faroole would do much better than Donkey

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
i have said before and i would say it again.
we need to forget about xamar and just concentrate on PL.
let the folks who live in the south solve their problems in their regions
speaking of CY, he cost the state big time when he took troops and resources away from PL in 2004
we need to forget about xamar and just concentrate on PL.
let the folks who live in the south solve their problems in their regions

speaking of CY, he cost the state big time when he took troops and resources away from PL in 2004

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
lasscound run off our hands because of 2004quark wrote:i have said before and i would say it again.
we need to forget about xamar and just concentrate on PL.
let the folks who live in the south solve their problems in their regions
speaking of CY, he cost the state big time when he took troops and resources away from PL in 2004

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1664
- Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
- Location: Viva La Punt!
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
War nimanyahow, calaacal ayaa ka dhamaanweydeen these days, maxaa si idinka ah?
Cabdullahi Yusuf f-king built the state and u complain abt whether he took a few men down to xamar? So what? Xamar so Somaliya ma aha? Puntland ma'ahan miyaa Somaliya?
As for Faroole, December cannot come soon enough. That's all. Until then, it is in ur best interest to not run around, trynna spark tensions between ur own damn people. WTF, sida isu dhaama!

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
abdalla11 wrote:This our only way to get rid of Faroole without bloodshed, so i welcome if he wants to use PL to become President. Besides Faroole would do much better than Donkey

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: AY"Faroole made big mistake to participate kenya confere
didn't A/yusuf use puntland to become somali prez before, he let the way, so let faroole try his luck 2.abdalla11 wrote:This our only way to get rid of Faroole without bloodshed, so i welcome if he wants to use PL to become President. Besides Faroole would do much better than Donkey
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 440 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1591 Views
-
Last post by AbuAnonymous
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 780 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 253 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 822 Views
-
Last post by LaQaNyO
-
- 29 Replies
- 1688 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 39 Replies
- 2972 Views
-
Last post by Rambie
-
- 1 Replies
- 389 Views
-
Last post by Cherine