axaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay kadibna Meydkiisa lagubay?!!.
Print here| By: allgedo.com: Thursday, April 14, 2011 // u Jawaab
Related Articles
Saacadihii lasoo dhaafay waxay warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasha baahinayeen war sheegaya in magaalada Kismaayo lagu dilay siyaasi katirsanaa maamulkii Dooxada Jubba ee Barre Hiiraale madaxda ka ahaa.
Kadib markii wararkaasi ay isisoo tareen ayaan Xariiro la sameynay Ehelkii uu ka dhashay Marxuum Xareed Cali oo Durdur ku magac dheeraa waxayna noo xaqiijiyeen in Xareed ladilay.
Meydkiisa ayaa saaka abaara saacadu markii ay ku beegneed 10:39 daqiiqo lagu arkay meel Shan boqol oo talaab u jirta Cisbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo, siyaasiga ladilay waxaa oogadiisa ku yiil 2 xabadood oo midi madaxa uga tiil midna dhanka dhabarka.
Warar ay qaar katirsan Website-yada qoreen oo sheegayay in meydka Xareed lagubay ayaa noqday been laga bad badiyay waxaana noola xaqiijiyay in Meydka Marxuumka uusan wax dhib ah qabin marka laga reebo iyo rasaas lagu sharnaqay.
Ehelada ayaan wax ka weydiinay sababta loo dilay wayna ka gaabsadeen sababa dhanka amaanka ah, Xareed Cali Durdur waxaa laxaqiijiyay in ay dileen ciidamada maamulka Al Shabaab ee Kismaayo maamula.
AOL ayaa loo xaqiijiyay in soo xiridda Xareed ay dilkiisa mas’uul ka ahaayeen saraakiil Shabaab katirsan oo ay isku Jufa yihiin kuwaasi oo in mudda ah dabagal ku hayay markii dambana kiiskiisa ka dhigay mid khatar ah sidaasina ay mas’uuliyiinta maamulka Kismaayo go’aamiyeen in ladilo.
Siyaasigan ayaa la sheegay in uu in mudda ah kusoo jiray arrimaha siyaasadda balse weligiis kama qeyb qaadan dagaal marka laga reebo in uu dhanka dhaqaalaha u qaabilsanaa maamulkii Dooxada Jubba.
Xarakada Al Shabaab ayaa horey u dishay siyaasiyiin uu kamid ahaa Afhayeenkii Jubbooyinka Cabdi Raxmaan Waldiire iyo Eng.Daa’uud balse dilka Waldiire ayaa ahaa mid shaacsan oo meel fagaare ah ka dhacay halka Eng.Daa’uud iyo Xareed qaab qarsoodi ah loo dilay lamana oga sirta ka dambeysa arrinkaasi
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay kadi
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay kadi
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay
Al Shabab leadership think this will prevent them from being held accountable for all the murders they have ordered when it is all done and said. Al Shabab are introducing so many horrible cultures to the Somali people. Somalia can really do without isqarxiska, the targeted assassinations and many other deplorable practices.AOL ayaa loo xaqiijiyay in soo xiridda Xareed ay dilkiisa mas’uul ka ahaayeen saraakiil Shabaab katirsan oo ay isku Jufa yihiin kuwaasi oo in mudda ah dabagal ku hayay markii dambana kiiskiisa ka dhigay mid khatar ah sidaasina ay mas’uuliyiinta maamulka Kismaayo go’aamiyeen in ladilo.
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay
suicide bombing was unheard of in somaliaArcherr wrote: Al Shabab are introducing so many horrible cultures to the Somali people. Somalia can really do without isqarxiska, the targeted assassinations and many other deplorable practices.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay
I dont understand the logic of killing someone when you can just imprison them till you get further evidence or can pardon them.
shekadhu meel xun bey mareysa wa kasigarsii.
Archer I guess Marexan and Ogaden have not learnt to play the cards well just like the Digil and Mirifle you dont here beheadings in Baidoa.
shekadhu meel xun bey mareysa wa kasigarsii.
Archer I guess Marexan and Ogaden have not learnt to play the cards well just like the Digil and Mirifle you dont here beheadings in Baidoa.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Maxaa kajira in Xareed Cali Dur-Dur Kismaayo lagu dilay
by the way who is this guy?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by Hydra
-
- 17 Replies
- 1930 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 28 Replies
- 4796 Views
-
Last post by DayrBare
-
- 1 Replies
- 1214 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 522 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 6 Replies
- 1053 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 467 Views
-
Last post by MALMAHA