Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by Bohol iyo karaman »

[youtube]14OTYobW6k4&feature[/youtube]

dadka diif iyo darxumaa kaa muuqataa ilaahow uu miciin,

dhibaatadaa ugu weyn ee degmada Ceelafweyn kaa jirtaa waa biyo la'aan, iyo hospitalkii oo aan shaqaynayn,

Ceelkii caanka ahaa ee Ceelafweyn waa awdanyahay,

Dadku waxay kaa cabaan oo loogaa soo biyo dhaamiyaa ilaad, booyada biyahaa ahii waxay maraysaa $100 US.


Siilaanyo wakhtigii ololaaha waxa keliyaha ee uu reer Ceelafweyn ugu balan qaaday waxay ahay biyo macaan in uu uu samayn doono welisee ma dhiciin, wasiirkii siilaanyo ee macdaanta iyo biyuhunaa ceelafweyn xuf buu ku dhaafay mar uu Ceerigaabo ku socdey. (very sad)
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by Rightwing »

I'm pretty sure DEEQ BIXIYAAL are women. Meelkasta dumarkaa gurmad ku jira.
mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by mashallahbro »

ASAK brothers and sisters this is my home i am sorry that my brothers and sisters are suffering like this. Inshallah I hope one day the Somali government can help us all over Somalia all gobols. Until then we will depend on our brothers and sisters outside Somalia.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by LiQaaye_TDH »

Booyada Biyaha is 100$ Thats Dirt Cheap, Bloody hell i alone sent 600$ to my Oldest brother in Hawd, for 2 Booyodood and each one was $300 i think some one just said its gone up to 400 for each Booyad Biyo ah/// Ilaahay ha sahlo!
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by kaliil »

booyada biyaha ahi waa 550 dollar.Ceelafweyn oo keliya maaha e wadanka oo dhan ayay biyo la`aani ka jirtaa.waa inaynu ceelal qodano ileen sanad walba biyo la`aan iyo abaar ina laga cabaado ma fiicna e.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by udun »

LiQaaye_TDH wrote:Booyada Biyaha is 100$ Thats Dirt Cheap, Bloody hell i alone sent 600$ to my Oldest brother in Hawd, for 2 Booyodood and each one was $300 i think some one just said its gone up to 400 for each Booyad Biyo ah/// Ilaahay ha sahlo!
Oo Aadan Madoobe dhulkii miyuu jiraa? Waxaan moodayey inaan qurbaha soo wada gasheene? :lol: :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Deeq loo qaybiyeey dan yarta Reer Ceelafweyn

Post by KyrieJama »

udun wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Booyada Biyaha is 100$ Thats Dirt Cheap, Bloody hell i alone sent 600$ to my Oldest brother in Hawd, for 2 Booyodood and each one was $300 i think some one just said its gone up to 400 for each Booyad Biyo ah/// Ilaahay ha sahlo!
Oo Aadan Madoobe dhulkii miyuu jiraa? Waxaan moodayey inaan qurbaha soo wada gasheene? :lol: :lol:
Udun inta yar ee dalka ku hadhay waxay magan uu yihin abtiyasha reer daahir oo dhex joogan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”