Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Amiirka Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay ku dambeysay xamlad saliibi ah oo ay cadawgu kusoo qaadeen wilaayaatka dalka Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho si ay u burburiyaan ku dhaqanka shareecada Islaamka Somaliya.
Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo Fariin uusoo diray lagasii daayay Idaacadda Qur'aanka Kariimka ee magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in uu fashilmay qorshe aad loogasoo shaqeeyay oo ay gaalada oo iskaashanaysa soo qaaday.
Abuu Zubeyr ayaa u hambalyeeyay Shacabka Muslimiinta ee ku dhaqan wilaayaatka kala ah Gedo,Jubbooyinka,Bay,Bakool,Hiiraan iyo Galguduud oo uu sheegay in ay gidaar difaac adag ah u yihiin ku dhaqanka shareecada Islaamka Somaliya.
Sidoo kale Sheekh Abuu Zubeyr ayaa Shacabka Muslimka Muqdisho uga mahad celiyay sida ay isku barbar taageen Mujaahidiinta isagoona sheegay in AMISOM ay ku jebi doonto magaalada Muqdisho.
Allaha Dhowree Abuu Zubeyr wuxuu yiri "waxaan hubaa Insha'allaah in gaalada Afrika Muqdisho ku jebi doonaan, Muqdisho cadaw walba wuu ku jabay idinka ayaana ugu dambeyn doona".
Abuu Zubeyr oo Fariintiisa ku lifaaqay Axaadiis iyo Aayado Qur'aan ah ayaa Umadda Islaamka ugu bishaareeyay guulo waaweyn, ugu dambeyntii Sheekh Abuu Zubeyr ayaa gabay qiima badan kula hadlay shacabka Muslimka ah iyo kuwa cadawga ah.
Fariintan uu soo diray Sheekh Abuu Zubeyr ayaa kusoo aadaysa xilli ay fashil kusoo idlaadeen dagaallo culus oo ay cadawga Itoobiya iyo Kenya kusoo qaadeen wilaayaatka dalka Soomaaliya.
halkan ka dhagayso Amir abdi godane
http://somalimemo.net/index.php?option= ... 48:wararka

Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Mashallah Suufis and AMISOm are finished, a big offensive which will sweep all enemies out of Somalia 

Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Amiir, Mujaahid, Mahdi, Wadaad, Sheiks...some of the many terms used very loosely today.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
You should be the last one to talk, always calling SNM clan thugs mujahids. Amir godane is a real amir and he rules the most of somalia, so his title is as real as it gets.Kukri wrote:Amiir, Mujaahid, Mahdi, Wadaad, Sheiks...some of the many terms used very loosely today.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Amiir is someone who does not hide himself from supporters.
For that reason i believe he must be replaced by Aweys.
For that reason i believe he must be replaced by Aweys.
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Maybe you should differentiate somalinet qabil banter from the reality of how things are.grandpakhalif wrote:You should be the last one to talk, always calling SNM clan thugs mujahids. Amir godane is a real amir and he rules the most of somalia, so his title is as real as it gets.Kukri wrote:Amiir, Mujaahid, Mahdi, Wadaad, Sheiks...some of the many terms used very loosely today.
The SNM were Mujaahids in the sense that they were fighting a just cause, and even though it wasn't an Islamic war the real meaning of the term mujahid was not used in its literal sense but rather to mean JUST. Everyone who use Mujahid in regards to The SNM only mean that and not literally an Islamic jihad.
The difference with you is that you use it with every dic'k and harry. It doesn't matter who they are, you use Islamic terms to describe some of the most despicable creatures.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
He is no Amiir, he is a transexual murtad freak who fancies unsuspecting teenage boys. A professional con artist, who now realizes that AS are about to crumble so he releases an audio recording to boost the murtad boys's morale.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
The glorious and faithful Amiir, is fighting for Allah and is fighting Ethiopian backed Somali stooges and kaafir AMISOM troops. He is fighting for his Lord and is at the forefront of jihad, it's a total insult ot compare him to the likes of Ethiopian backed, khat-induced tribal militias seeking elusive recognition.Kukri wrote:Maybe you should differentiate somalinet qabil banter from the reality of how things are.grandpakhalif wrote:You should be the last one to talk, always calling SNM clan thugs mujahids. Amir godane is a real amir and he rules the most of somalia, so his title is as real as it gets.Kukri wrote:Amiir, Mujaahid, Mahdi, Wadaad, Sheiks...some of the many terms used very loosely today.
The SNM were Mujaahids in the sense that they were fighting a just cause, and even though it wasn't an Islamic war the real meaning of the term mujahid was not used in its literal sense but rather to mean JUST. Everyone who use Mujahid in regards to The SNM only mean that and not literally an Islamic jihad.
The difference with you is that you use it with every dic'k and harry. It doesn't matter who they are, you use Islamic terms to describe some of the most despicable creatures.
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Allah will aid those who aid his religion and destroy those who fight his deen.The tigre + the mushrikiin suufi will be annihilated inshalah.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
I think In-a-God-anne is a fictional character who was created since the USA was known to be targeting the head of shabab. In reality the real leaders of Shabab are non other then the following men:

Recently joined

Creating a fictional character called ina godane = inago dan eh = for our benefit
Has allowed the top leaders to travel and roam free and allow their franchises to function without air bombardment.

Recently joined

Creating a fictional character called ina godane = inago dan eh = for our benefit
Has allowed the top leaders to travel and roam free and allow their franchises to function without air bombardment.
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Go join your Amir in jihaad, instead of writing a bunch of nacnac on the Net, coward hypocrite. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
Why isn't Granpa arrested? I am just shocked.. 
Someone contact CSIS...

Someone contact CSIS...

Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
There you go again. How do you know what he is fighting for? Do you have a crystal ball that lets you see the true intentions of all those you call mujahids?grandpakhalif wrote:
The glorious and faithful Amiir, is fighting for Allah and is fighting Ethiopian backed Somali stooges and kaafir AMISOM troops. He is fighting for his Lord and is at the forefront of jihad, it's a total insult ot compare him to the likes of Ethiopian backed, khat-induced tribal militias seeking elusive recognition.
You might be able to fools some folks in here with all that palava you spew day in and day out about kafirs and jihads but we all know you are nothing more than a hard core qabilist blinded by pure hate (for Ethiopia, which at least is understandable since you ain't alone in that regard) and a Deep-seated enmity for the people of Somaliland that you try to camaflouge with your wadaad persona.
Why don't you pull the other one.
Last edited by Kukri on Sun Apr 17, 2011 5:20 pm, edited 1 time in total.
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
It's all an act, he is just here to lure in innocent people.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Amir Godane oo ka hadlay arrima fara badan
He is an informant and works for CSIS...Nabeela wrote:It's all an act, he is just here to lure in innocent people.

He claims that he prays at Abu Hurayra mosque out of all the mosques in town, yeah sure...

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 770 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 18 Replies
- 2568 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 825 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 10 Replies
- 84 Views
-
Last post by Murax
-
- 2 Replies
- 993 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 988 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 567 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 18 Replies
- 1818 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 0 Replies
- 543 Views
-
Last post by SecretAgent