Ninkii Nabi Khadar sheegtay joog Hargeysa.
Posted: Sun Apr 17, 2011 1:49 pm
Walaahi funny story. Kulahaa " AAR DIINTIINA KARTEE WAXAAN AHAY NABI KHADAR"...
Markii uu caaytamay ayaa lagartay ninkaan uuna Nabi Khadar aheen. Aar caay badanaa ninkaas...
Kulahaa " AAR DEE MAXAA UU DIINTANTIHIIN NABIYADA ALLE"
Nin iga yaabayay waaye. Waxaan la dhahay waa lasoo daanayaa maadaama la ogaadey inuu Waalanyahay. Laakiin markii loo heeystay inuu waalneeyn dadka mucjiso ku noqday.......