SL police running away from Lasanod

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

SL police running away from Lasanod

Post by damu »

Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku warramaya in maxkamda derejada kuwaad ee ciidamada qararnka ee maaamulka Somaliland ay maanta ku xukuntay 33 askari xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed kadib markii ay ciidamadani
shalay ka soo ka soo baxeen xaramahoodii ciidan ee ayku lahayaan magaalada Laascaanood.

Maxkamada ayaa ka gadaal markii ay dhegaysatay kiiska dacwadeed ee lagu soo oogay askartan oo la xiriira amar diido qayaxan iyo dayacayad waajib qaran ee loo dhiibay ayaa waxa ay ku xukuntay 29 ka mid ah min 14 sanadood oo xadhig ah.

Waxana sidoo kale ay maxkamadu 15 sanadood ku xukuntay taliyihii ciidamadan hogaaminayay iyada oo isla markana wadihii gaariga siday askarta ku xukuntay 2 sanadood iyo saddex malyan oo shilin.

Taliyaha ciidamada boliska Somaliland Cilmi Rooble Furre ayaa maanta warbaahinta u sheegay in askartan la marin doono waajibkooda dhinaca sharciga ah ee ay mutaysteen.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: SL police running away from Lasanod

Post by damu »

Maamulka la baxay Somaliland ayaa Khaati ka taagan Askarta ka tirsan Ciidanka Booliska ee loo diro Magaalada Laascaanood.. ee u baxsanaysa dhanka Hargeysa iyo magaalooyinka galbeedka Soomaaliya.

ninka Maamulka labaxay Somaliland ugu magacaaban Taliyaha Booliska ayaa xusay in Maxkamad lasoo taagi doono askar Boolis ah oo tiradooda lagu qiyaasay 34 askari oo dhowaan ka cararay Magaalada Laascaanood, kadib markii ay bishii lasoo dhaafay ay koradhay dilalka lala beegsanayo raga u shaqeeya Maamulka la baxay Somaliland.

Ciidmadan baxsadka ah oo badidooda laga keenay Magaalada Hargeysa ayaa ka baqay inay macna la’aan ugu dhintaan Magaalada shacabkeedu aanu doonaynin Maamul inuu la wadaago Nidaamka gooni ugoosadka ah ee Hargeysa.

Waxa jirtay in Ciidamo badan oo laga Keenay Hargeysa ilaa Ceerigaabo xiliyadii Mudaharadada xoogga badani ka socdeen Magaalada Laascaanood ay badidoodu ka baxsadeen fadhiisimadii lagu ururiyey, kadib markay ogaadeen in Maamulkooda aan laga jeclayn Magaalada Laascaanood. Lama oga Xukunka lagu ridi doono askartaas ka baxsatay Magaalada laascaanood oo badidoodu ay haatan ku suganyihiin Magalaadda Hargeysa, waxase taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka la baxay Somaliland uu hoosta ka xariiqay in dhowaan la Maxkamadeyn doono askartan ka soo carartay Laascaanood iyadoo waraar hordhac ah ay sheegayaaan in maxkamad la saaray iyaga iyo nin shacab ah oo qaaday ciidankaas



Contact us:- webmaster@boocame.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: SL police running away from Lasanod

Post by damu »

Hargeysa: Ciidamadan oo watay gawaadhi iyo hub culculus ayaa waxaa ay xalay guura ku soo galeen magaalada Hargaysa iyagoo sida aan ku helnay warar madax banaan sheegayaan in ka soo dhaqaaqeen magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaana wararku sheegayaan in intii aanay soo gaadhin Hargaysa loo sii diyaariyey ciidan farabadan si ay uga horjoogsadaan meelaha ay sida tooska ah u bartilmaameedsan karaa sida xarunta looga arimiyo maamulka jabhada SNM waxaana ugu danbayn lagu guulaystay in la qabto ciidankaa iyadoo wax khasaarihi dhicin,waxaana tiradooda lagu sheegay lixdan ilaa koton inta u dhaxaysa .

Ciidanka ayaa lagu sheegay in uu yahay mid sameeyey amar diido cad sidaa daraadeed waxaa la soo taagay maxkamad ciidaneed si deg deg ah loo soo sameeyey waxaana wararku sheegayaan in midkiiba lagu xukumay sagaal sano oo xadhiga ah,maaha markii ugu horaysay ee ay soo goostaan ama ka soo cararaan Laascaanood iyo deegaanada SSC balse kani waa ciidankii ugu faraha badnaa ee si badheedh ah uga soo carara deegaanada waxaana tani sababay iyadoo jiraan argagax iyo anfariir joogta ah oo ku abuuran maleeshiyaadka SNM ee ku sugan deeganadaas iyo sidoo kale hoos u dhac ku yimid xoogaagii ay qaadan jireen .
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: SL police running away from Lasanod

Post by tightrope »

:twisted:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: SL police running away from Lasanod

Post by Keyse_0208 »

the big question is "WHEN IS P'ussyland GONNA COME TO LA" its been now 5 years OWNED :lol: :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: SL police running away from Lasanod

Post by Barkhadd »

sort out the daily murders and assassinations of goverment officials in Galkacyo, Bosaso and the rest of Pirateland
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: SL police running away from Lasanod

Post by FBISOMALIA »

damu bro is puntland dariwsihii start moving to lasscound from tuqarak ...!!!

i hope uden tell us the latest news happening there :ugeek:
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: SL police running away from Lasanod

Post by jamols2 »

i hate to see the death of a somali but lalaland needs to learn a listen :lol:
bring more soldiers it won't make difference remember your dealing with the darawish of sayid mohamed abdule hassan :up: 8-)
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: SL police running away from Lasanod

Post by FBISOMALIA »

jamols2 wrote:i hate to see the death of a somali but lalaland needs to learn a listen :lol:
bring more soldiers it won't make difference remember your dealing with the darawish of sayid mohamed abdule hassan :up: 8-)
:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”