first step done second go to south galgacio and clean themGaroowe:Wasiirada Puntland oo Go'aamiyey in ciidamo deg deg ah loo diro Gaalkacyo
Garoowe:(Allpuntland)-Golaha Wasiirada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ee Isniinkasta ay qaadan jireen ku qaatay aqalka madaxtooyada dawlada Puntland ee Garoowe iyadoo uu shirkan shirgudoominayey madaxweyne xigeenka dawlada Puntland islamarkaasna ah kusimaha Madaxweynaha Puntland iyadoo shirka lagu gorfeeyey arimo badan oo ku saabsan xaalka Puntland.
Shirka Golaha Wasiirada ee maanta oo u ekaa mid ka xasaasisan kuwii hore ayaa ay Saxaafadu dibad joog ka ahayd,waxaase lagu soo qaaday amaanka guud ee Puntland gaar ahaana kan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ka dheceen falal culus oo amaanka wax u dhimaya kuwaas oo aysan weli dawladu wax tilaabo ah ka qaadin,waxaana shirka khudbado looga dhagaystay qaarkamid ah madaxda Puntland gaar ahaana kuwa kasoo jeeda gobolka Mudug oo ka warbixiyey halka ay xaaladu marayso.
Wasiirada Puntland ayaa falanqeeyey wax ku qabashada xaalada Gaalkacyo,iyagoo markii danbena go'aamiyey in ciidamo xoogan oo katirsan ciidanka Puntland Gaalkacyo isla maanta la geeyey,waxaana sidoo kale ay Wasiiradu isku raaceen in halkaas ay tagaan siyaasiyiinta muga ku leh dawlada ee reer Muduga ahi si ay uga qeybqaataan howlaha amni soo celinta Gaalkacyo,iyadoo ay Wasiiradu isimada & Waxgaradka gobolka kala shaqeynayaan sidii dadka nabad loogu baaqi lahaa.
Dhanka kale Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta ayaa lagu soo qaaday abaaraha kajira deegaanada Puntland oo weli maraya heer culus walow uu roob ka da'ay deegaanada qaarkood,waxaana sidoo kale warbixino looga dhagaystay wafti ka socda Puntland oo mudooyinkii lasoo dhaafay kusugnaa deegaano katirsan gobolka Ceyn ee Puntland iyagoo ka warbixiyey xaalka deegaankaas oo Colaad & Abaaro badani isugu darsameen.
Cabddiqani Xayir
Allpuntland
puntland daraiwshii enter galgacio city
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
puntland daraiwshii enter galgacio city
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
its about time 
- XaliimoFarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2936
- Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
- Location: Only words on screen
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
What does it say? 
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
AGREEdamu wrote:its about time
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
indeeddamu wrote:its about time
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
Magaalada Gaalkacyo ayey gaareen racii labaad oo ciidamo ka socda Dowlada Puntland kuwaasi oo lagu xoojinayo ciidamadii horey ugu sugnaa magaaladaasi.
Ciidamadan ayaa soo gaaray Gaalkacyo xili ay magaalada ka socdaan hawlgalo lagu baarayo falalkii amni xumo ee magaalada ka dhacay labo maalmood kahor, isla markaana lagu xoojinayo xasiloonida magaalada xarunta u ah gobalka Mudug.
Ciidamada hada magaalada la keenay ayaa ka yimid Bosaaso iyo Garowe, ayadoo ciidamadan saraakiisha la socda uu kamid yahay Taliyaha ciidamada Booliiska iyo Asluubta ee Puntland Gen.Cali Nuur Cumar.
Dowlada Puntland ayaa sheegtay inay tilaabo adag ka qaadi doonto kooxihii ka danbeeyey weeraradii ka dhacay magaalada ee lala beegsaday labo masaajid oo ku yaal magaalada maalinimadii Axadii iyo dilkii loo geystay maalinimadii Sabtidii Agaasimihii Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Shiikh Ismaaciil Xaashi Nuur.
Weli wax faah faahin ah lagama bixin baaritaanada socda iyo in weli gacanta lagu soo dhigay dadkii ka danbeeyey weeraradii ay ku dhinteen dad gaaraya sideed qof ee magaalada ka dhacay.
Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn uga walaacsan xaalada amni ee magaalada ayagoo sheegay in loo baahan yahay in dowlada Puntland ay tilaabo muuqata ka qaado kooxaha falalka abaabulay ama fuliyey.
Magaalada Gaalkacyo ee ah magaalada labaad ee ugu weyn deegaanada Puntland, ayaa ah xarunta ganacsiga labaad isla markaana saldhig u ah hada ciidamo xoogan oo ay dowlada Puntland halkaasi ku kordhisay si ay wax uga qabtaan xaalada amaan.

SOMALIA: Puntland to deploy security forces into Galkaio
Garowe (RBC) The cabinet of ministers in Somalia’s semi-autonomous state of Puntland endorsed to deploy more security forces into Galkaio to deter growing insecurity in the town.
After closed door meeting chaired by Puntland vice president Abdisamad Ali Shire that was held at the presidential palace in Garowe, the cabinet gave its approval on deploying police and military forces into Galkaio.
The cabinet also called government delegates from the parliament and the cabinet to go into the town and lead joint operation to restore the security of Galkaio.
The regional capital of Mudug, Galkaio has been experiencing cases of assassinations and bomb explosions that targeted to senior Puntland officials and other significant figures in the region.
At least 6 persons were gunned down on Saturday as unidentified militia raided two mosques in the town following the murder of prominent cleric who was killed in land mine explosion a day before.

clean that f-king place 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
no more hutujamols2 wrote:clean that f-king place
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
jamols2 wrote:clean that f-king place
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
lol they own South GalkacayoFBISOMALIA wrote:no more hutujamols2 wrote:clean that f-king place
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
thats why we have to clean them sooner or later only matter of time ,first step donejuzme123 wrote:lol they own South GalkacayoFBISOMALIA wrote:no more hutujamols2 wrote:clean that f-king place
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
So you want to "clean" them (GH, hawiye) from South-galkacayo. Taasi waa gardaro dee sxb.FBISOMALIA wrote:thats why we have to clean them sooner or later only matter of time ,first step donejuzme123 wrote:lol they own South GalkacayoFBISOMALIA wrote: no more hutu
How about making peace instead of instigating more conflict. How do you think HG are going to respond to a troops buildup in North-Galkacayo.
Secondly there is a lot of conflict in PL that doesn't involve the "hutus" as you put it. Whether it is/was inter-MJ conflict, MJ-Warsangeli conflict, PL gov-Pirate conflict, Assasinations within in PL; you simply cannot blame everything on hutus sxb.
A PL-Hutu conflict aint gonna do you any favours
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
Good news indeed
now they should stay there for a couple of months and clean the damn city.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: puntland daraiwshii enter galgacio city
just check in records of killing the most dangerous city in all puntland is galgacio and guess whom behind it ...!!!juzme123 wrote:
So you want to "clean" them (GH, hawiye) from South-galkacayo. Taasi waa gardaro dee sxb.
How about making peace instead of instigating more conflict. How do you think HG are going to respond to a troops buildup in North-Galkacayo.
Secondly there is a lot of conflict in PL that doesn't involve the "hutus" as you put it. Whether it is/was inter-MJ conflict, MJ-Warsangeli conflict, PL gov-Pirate conflict, Assasinations within in PL; you simply cannot blame everything on hutus sxb.
A PL-Hutu conflict aint gonna do you any favours
we ask faroole to do it long time ago because those ppl don't understand civilian life ,last assassin was religious man
why they killing him plus attacking the mosque not once but twice ...!!!
we are not in Mogadishu so hutu run as they want in the city ,there are rules if you dont respect them then we have to use hard way to deal with them
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 523 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 1 Replies
- 492 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 912 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 38 Replies
- 2682 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 21 Replies
- 1903 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 311 Views
-
Last post by jamols2
-
- 33 Replies
- 3230 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 0 Replies
- 658 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 14 Replies
- 1731 Views
-
Last post by Somalian_Boqor