Wasiirka gaashaandhiga DKMG iyo masuuliyiin kale oo kulmay D. Luuq
Luuq: (Sh. M. Network) Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in kulan looga hadlayey sii wadida dagaalada DKMG ay kula jirto xarakada al-shabaab ay ku yeesheen saraakiil ka tirsan dowladda iyo wasiirka gaashaandhiga. Ee Xukuumada KMG.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamaanka, iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia, iyadoo wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi uu kala hadlay saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan gobolka Gedo in ay sii xoojiyaan dagaalada xarakada Al Shabaab.
Maxamed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo ee DKMG ee Soomaaliya oo markii uu idlaaladay kulanka la hadlayey idaacada Shabelle ayaa wuxuu sheegay in kulanka looga hadlay arimo la xiriira amaanka iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalada ay kula jiraan xarakada Al Shabaab,
Dhinaca kale wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi oo markii kulanku uu soo idlaaday gaaray degmada Balad Xaawo oo BBC-da la hadlayay ayaa wuxuu sheegay in gobolka uu u tagay in qiimeyn uu ku sameeyo xaalada gobolka, wuxuuna tilmaamay in deegaanada haatan ay dowlada gacanta ku heyso ay yihiin kuwo leysku haleyn karo.
Booqashada wasiirka gaashaandhiga ayaa waxay ku soo aadaysaa xilli horey wasiiro ka tirsan dowlada ay booqasho ugu tageen gobolka Gedo iyadoo ay weli halkaasi isku hayaan ciidamada dowlada KMG iyo xarakada Al Shabaab.
TFG defence minister lands in Beled-Xaawo, Luuq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by zingii
-
- 15 Replies
- 4142 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 293 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 1 Replies
- 286 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 770 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 575 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 18 Replies
- 2624 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 11 Replies
- 1343 Views
-
Last post by snoop12
-
- 11 Replies
- 1697 Views
-
Last post by Substance