Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Madelina »

Image
Image
Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan


Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminayo oo weli ku jira Booqashada ay ku joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kuna Sugan Magaalo Madaxda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai ayaa weli waxay ku jiraan kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Kala Duwan ee wadankaa ka taliya.

Madaxweynaha oo Xooga Saaray in ay Somaliland wadanka Imaaraadka Carabta iska Kaashadaan dhinaca dhaqaalaha Isla markaana ay Ganacsatada waaweyn iyo Shirkadaha wadanka ku sugan Maal-gelin ka sameeyaan Wadanka Somaliland sidoo kalena madaxweynaha oo ku dedaalaya inay Is-Afgarad ka gaadhaan Madaxda wadanka Imaaraadka Carabta si ay gacan uga Gaystaan Dhinaca Mashariicda Horumarineed, ee Caafimaadka, Biyaha iyo Waxbarashada ayaa Shalay (18/04/2011) waxa uu qado Sharaf Gurigiisa ugu Sameeyey Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID waxaanu Madaxweynuhu uga Waramay Baahida ay Somaliland u qabto in ay lagu gargaaro Dhinaca Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha.

waxa kale oo uu u sheegay Madaxweynuhu sida ay Somaliland ugu guulaysatay in ay noqoto laambad ka Iftiimaysa Mandaqada ay ku taalo, marka la eego dhinaca Nabad-gelyada iyo dhinaca yuhuunta ay shacbiga Somaliland la yimaadeen sidii ay u noqon lahaayeen qaran jira.
Waxaanu Sheegay madaxweynaha Somaliland in ay Taariikh ahaan Wadanka isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Somaliland weligoodba lahaayeen Xidhiidh soo Jireen ah.

Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID ayaa isaguna waxa uu ka waramay sida uu uga war hayo in ay Somaliland tahay meesha Keliya ee caan ah wadankii laysku odhan jiray Somaliya u qalantana in ay Ganacsatadu Maal-gashi ku sameeyaan, waxa uu sheegay in ay ka war-hayaan Somaliland Nabad-gelyada taala iyo kala danbaynta ka jirta.
Waxa uu sheegay in uu ogyahay in ay tahay Jamhuuriyad ku guulaysatay inay dadkeeda gaadhsiiso xasilooni, dawladnimo iyo kala danbayn.

Sidaa si la mida waxa Caawa (19/04/2011) Madaxweynaha iyo Weftigiisa Casuumad ugu Sameeyey Magaalada Abu-Dabai Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha oo horena u ahaa Taliyihii Ciidamada ee Wadanka Al-baxaari AL-Daahiri oo ay Wehelinayeen Cali Bin Axmed AL-Daahiri oo ah Xog-hayaha sh eekh Khayb Bin Faa’id AALA Nahyaan oo ah Amiirka Wadanka Isu-taga Imaaraadka Carabta iyo Axmed Sa’iid Al-faa’id Al-Daahiri oo ah Ganacsade weyn.

waxa kale oo Cashada Madaxweynaha loo sameyey ku wehelinayey Suldaan Siciid Al-faa’id Al-Daahiri oo ah Kaaliyaha Wasiirka Cadaalada ee Imaaraadka Carabta.
Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale Masuuliyiinta kala Duwan ee ka Talisa Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kala hadlay siduu uu Madaxdii ka horaysayba u sheegay in ay Somaliland Baahi weyn u qabto in wax lagala qabto dhinaca Dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha, Weftiga Madaxweynaha oo weli ku Guda Jira kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Wadamada isu-tagga Imaaraadka Carabta waxa ay Maalinta beri ah la kulmayaan madaxda Imaarada Raasul Khayba markaa ka dibna waxa ay la kulmayaan kuwa Imaarada Kuwait ka dibna waxa sugaya oo diyaar u ah Madaxweynaha iyo Weftigiisa inay kulan la yeeshaan Amiirka ka taliya Wadanka Imaaraadka Carabta.

Kulamadaa kala Duwan ka dib marka uu madaxweynaha iyo Weftigiisu dhamaystaan waxay u sii Gudbayaan Wadanka Kuwait, Booqashada uu Madaxweynuhu wadanka Imaaraadka ku joogo oo ay Xukuumadu u aragto inay Muhiimad weyn u leedahay Somaliland ayaana Sababtay in uu Madaxweynuhu doorbido kulamo kala duwan oo uu la yeesho Amiirada Imaaradaha Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Ganacsatada Waa wayn, Shirkadaha si ay Dhamaantood mid walba inta uu danaynayo gacan uu ka gaysto dhismaha Qaranka Somaliland iyo Baahiyihiisa kala Duwan ee uu qabo .”

Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
cumarmfaarax@hotmail.com


IT'S ALL ABOUT INVESTMENT INVESTMENT INVESTMENT INVESTMENT.... :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by abdalla11 »

Nice. Any pics?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Voltage »

shaqa la'aan
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by RovingMadness »

That Rape victim look alike is a Shiekh :lol: :lol: :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by KyrieJama »

RovingMadness wrote:That Rape victim look alike is a Shiekh :lol: :lol: :lol:
lmao he does look a little fruity :lol: :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Executive »

garad13 wrote:
RovingMadness wrote:That Rape victim look alike is a Shiekh :lol: :lol: :lol:
lmao he does look a little fruity :lol: :lol:
Siilaanyo meets fruity Snr :lol:

Image
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Blue_609 »

IT'S ALL ABOUT INVESTMENT INVESTMENT INVESTMENT INVESTMENT....
dont tell me hes planning to buy manchester city :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by SahanGalbeed »

Do you know when these hating daroods in this topic infamous late uncle was in power in Somalia , they used to frequently ask the UAE for help , claiming they were the only true arab descendants in all of Somalia ..blahblahblah that they were being challenged by Ethiopia blahblahblah. With that money , Siyad Barre among other things bought the kind of fighter jet shown below and recruited white rhodesian pilots to bomb Hargeysa and everything in its vicinity
Image

Dumb cursed @#!*% dooros , you don't belong in here get the @#!*% out , nobody is laughing with you all !!
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Mr_Alfaas »

abdalla11 wrote:Nice. Any pics?
Image
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by Madelina »

Image
Image
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by 1_londoner »

^
Acudubilah, war si ficaan u firista... :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by abdalla11 »

SahanGalbeed wrote:Do you know when these hating daroods in this topic infamous late uncle was in power in Somalia , they used to frequently ask the UAE for help , claiming they were the only true arab descendants in all of Somalia ..blahblahblah that they were being challenged by Ethiopia blahblahblah. With that money , Siyad Barre among other things bought the kind of fighter jet shown below and recruited white rhodesian pilots to bomb Hargeysa and everything in its vicinity

Dumb cursed @#!*% dooros , you don't belong in here get the @#!*% out , nobody is laughing with you all !!
We will always hate on you, ka waran sheekadaas :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by SahanGalbeed »

Maye Jaberti iyo dooro waa kala labo. Jaberti-gu waa adiga iyo hyperactive, islantii i dhashay iyo nabeela iyo intaa iska xalaasha ah ma'ogtahay?
Waxan kale waa wada doroo , ha isku qasin !! :lol:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by qoraxeey »

SahanGalbeed wrote:Maye Jaberti iyo dooro waa kala labo. Jaberti-gu waa adiga iyo hyperactive, islantii i dhashay iyo nabeela iyo intaa iska xalaasha ah ma'ogtahay?
Waxan kale waa wada doroo , ha isku qasin !! :lol:

u refer your own mother as *islantii ii dhashay*

what a useless idiot :roll:

bastardoo.. no wonder all the hate

Freud psychology here !!

:clap:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Silanyo Meets with Manchester City owner and.....

Post by abdalla11 »

SahanGalbeed wrote:Maye Jaberti iyo dooro waa kala labo. Jaberti-gu waa adiga iyo hyperactive, islantii i dhashay iyo nabeela iyo intaa iska xalaasha ah ma'ogtahay?
Waxan kale waa wada doroo , ha isku qasin !! :lol:
:lol: Marna liistka xalaasha baa igu dartaa marna tan xaraanta ah :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”