Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

Post by hanqadh »

Taageerayaasha Onlf oo kordhay.
Arbaco, 20 April 2011 11:53 | Qoraaga: afdheernews@yahoo.com |

Taageerayasha jabhadda xorreynta gobolada Ogadeniya ee loo soo gaabiyo (Onlf) ayaa heshay taageerayaal hor leh oo mabda`ooda ku qancay bilihii ugu dambeeyey ee sannadkan 2011_ka sida laga dareemayo magaalooyinka waaweyn ee ay tageen waftigii uu la socday Madaxweynaha DDS Ethiopia.

Jabhadda Onlf ayaa sumcad iyo taageero hor leh heshay taasoo muujineysa sida ay jabhaddani u haysato awoodda qurbajoogta deegaanka Soomaalida ethiopia ee ku nool dhammaan qaaradaha aduunka.

Safarkiii Madaxweynaha Kililka 5aad iyo xubno kale oo ka socday dowladda Ethiopia ayaa muujinaya inay majooritiga Qurbajoogtu yihiin kuwo taageersan mabda`a Jabhadda Ogaden national liberation Front (Onlf).


Mudaharaadyo waaweyn ayaa laga hordhigay dhammaan magaalooyinkii uu tagay madaxweynaha DDS, waxaana mugdi galay hadafkii uu u socday ee lagu sheegay barnbaamijka 5_ta sanno ee soo socota ethiopia ku dooneyso in lagu hormariyo dalka.


Siyaasadda guud ee dibadda ayaa noqotay mid kasoo xidhantay Kililka 5_aad maadaama meesha uu Madaxweynuhu tago ka dhacayaaan mudaharaadyo ifinaya sida looga soo horjeedo.


Safaaradda Ethiopia ku leedahay dalka Ingiriiska (UK) waxaa ka dhacay mudaharaad weyn oo tilmaan u ah inaysan safar kale usoo dirsan doonin Madaxweynaha DDS.



Mohamed Abdi
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

Post by The_Patriot »

Are you sure about this cos not every anti Iley is ONLF.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

Post by new-york24 »

The hardcore onlf supporters still enjoy their status as the majority,but when many "neutural" Ogadenians saw whats happening and the lies being fed to them,decided to jump ship.This recent trip was disastrous for both zenawi and the hakade/doqon ma waaye group.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

Post by ina aadan »

Cawlyahinkiina ma haday toseen,,,,af-dheer :up:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Taageerayaasha Onlf oo kordhay.

Post by hanqadh »

Forget about anyone else the small supporters he had are now split into 3 or 4 groups, split along clan lines competing for who will be lead diaspora thug.In london there meeting came to an abrupt end after a scuffle among the Dabadhilif diaspora delegation.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”