shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by AhlulbaytSoldier »

Image
Image
Image
Image
Gurmad Heer Sare ah oo loo fidiyay Shacabka abaareysan ee Shabeelaha Hoose (Daawo Sawirada). .
Thursday, 21 April 2011 18:07 Tartiibsade Hits: 41 . .Wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa maalintii 2-aad howllo raashin qeybin ah ka wada degmooyin iyo deegaano katirsan wilaayadaasi oo ay ku noolyihiin shacab tabaalaysan oo ku saamoobay abaaraha dalka kajira.



Weriye Abuu Anas oo lasocda guddiga gurmadka abaaraha Shabeelaha hoose ayaa soo sheegay in shalay iyo maanta raashin loo qeybiyay shacab masaakiin ah oo ku dhaqan deegaanada Muuri,Carbiska, Jamaame iyo Gendershe oo dhamaantood Shabeelaha Hoose katirsan.


Mas'uulka guddiga abaaraha ee Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay wax u qeybiyeen ilaa iyo 300 oo qoys kuwaasi oo ku xoola beelay abaarta raagtay ee kajirta wilaayada iyo kuwa kale oo kasoo barakacay dagaalada Muqdisho ka socda.


Shacabka Muslimka ah ayaa Mujaahidiinta ugu duceeyay in Alle ka guuleeyo cadawga sidoo kale Haween Muslimaad cuuryaamiin ah ayaa si sharaf leh u helen saliid,Digir,Bariis iyo baasto ay wilaayada Shabeelaha Hoose ugu talagashay dadka masaakiinta ah.


Gargaarka Islaamiga ah oo ay mujaahidiintu siinayaan shacabka tabaalaysan ayaa larumeysan in uu soo dedejiyay nasriga Alle ka siiyay saaxada dagaalka
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by grandpakhalif »

Horta is this guy on crack, he is insulting them yet promoting their cause directly.

:|
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by ciyaal_warta »

goooooood move :up: :up: help the pooooooor instead cutting their heads :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by AhlulbaytSoldier »

grandpakhalif wrote:Horta is this guy on crack, he is insulting them yet promoting their cause directly.

:|
Just cuz they are infidels ama renegades it doesnt mean they cant do good things.
Mother theressa was kaafira, yet she helped the poor.
Abu Talib died as mushrik even though he loved/respected the prophet PBUH.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by ToughGong »

grandpakhalif wrote:Horta is this guy on crack, he is insulting them yet promoting their cause directly.

:|

:lol: :lol: :lol:
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by new-york24 »

HutuKing01 wrote:
grandpakhalif wrote:Horta is this guy on crack, he is insulting them yet promoting their cause directly.

:|
Just cuz they are infidels ama renegades it doesnt mean they cant do good things.
Mother theressa was kaafira, yet she helped the poor.
Abu Talib died as mushrik even though he loved/respected the prophet PBUH.
So they are infidels?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: shababul murtaddiin oo u gurmaday shacab abaareysan

Post by grandpakhalif »

Mashallah is that what your rafida mushriks have taught you
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”