Page 1 of 5

SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 5:34 pm
by Executive
Shirka Aqoonyahanada SSC. :som: :up:

Shirkii loogu magac daray Khaatumo ayaa saaka 10 kii subaxnimo si rasmi ah uga furmay Hoteelka Holiday Inn ee magaalada London.

Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahano SSC ah oo ka kala yimid qaaradaha aduunka si ay uga arrinsadaan arrimaha khuseeya deegmaamada SSC.

Gudida qabanqaabada shirka ayaa saaka saacadu markay ahayd 10 kii xilliga London shirkii si rasmi ah u furtay, iyagoo uga mahad celiyey aqoonyahnada soo ajiibay ee meelaha fog fog isaga yimid si talooyin uga dhiibtaan shirkan.

Waxayna ergooyinkii madasha shirka isugu timid u qaybsheen qaabka shirka u soconayo iyo hadafka la tiigsanayo.

Maalintii kowaad ee shirku waxay u socotaa sidii loogu talo galay.

http://www.bartamaha.com/?p=44852

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:18 pm
by Babygirl-
My uncles are there. :clap: :clap: :clap:

Guuleeystaa... :up:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:27 pm
by new-york24
Never seen so much bidaar in one building,j/k :lol: Guuleysta :up:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:34 pm
by hargaysaay
Funy weeyaan and who is the dave chapele of this comedy secion

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:36 pm
by Goljano Lion
is it true 85% of dhulos live Qurabaha?

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:37 pm
by Babygirl-
Newyork :lol:

UNWANTED TRASH :arrow: :arrow:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:38 pm
by grandpakhalif
mashallah everybody wearing suit even I bought suit for next qabiil meeting

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:46 pm
by hargaysaay
Have not you bought suit for the re enaguration of your president al amiir ina godane

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Thu Apr 21, 2011 11:48 pm
by grandpakhalif
hargaysaay wrote:Have not you bought suit for the re enaguration of your president al amiir ina godane
There is a new amiir sorry dont derail the topic :lol:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 4:56 am
by Executive
Xaglatoosiye, General Dafle, Prof Ali Khalif Galaydh and a lot of the heavyweights gathered :up:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 6:31 am
by 1nemansquad
my dad is there, my uncles are there, cousins are there .. everybody is there in the pictures :lol:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 7:06 am
by ina aadan
Madaxweyne Dr.Suleymaan Axmed Ciise :up:

ina daflena muu kuso noqday siyaasada.

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 8:01 am
by samadoon-waaxid
waa shir culus,warya 1man squad,report to the private section for more deliberations if you getting insider news feed awowe.oops never mind,i forgot MODS read private sections :?

NY:somalida used to say bidaarta mutacalinimada ayaa keentaa,how else would u know this is aqonyahan shir :lol:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 8:07 am
by Hyperactive
samadoon aaway wahan ka sogayey :lol: :up:

Re: SSC Conference in London Day 1

Posted: Fri Apr 22, 2011 8:13 am
by samadoon-waaxid
hyperactive wrote:samadoon aaway wahan ka sogayey :lol: :up:
:lol: war waa soo socday niyahow,caawaa ayaan time uu helaya.ma General section baan kuu soo dhigaa mise the OG section? :lol: