Page 1 of 1

Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 1:38 am
by samadoon-waaxid
local companies should give back to the community from their pure profit,tax free earnings and practice corporate responsibility.well done LESCO :up:
Shirkada Lesco ee Korantada gelisay Magaalada Lascanood, ayaa hada billoowday inay dhisaan Buundo dadku ugu talaabaan dhinaca Toga Waqdari..

oo xilliga roobka dadku aysan mari karin dhibaatana ka qabsato inay u talaabaan oo ay soo arkaan dadkooda dhinaca kale magaalada kaga sugan ama u adeegtaana.

Mashruucan ayaa waxaa maalgaliyay Mulkiilaasha shirkada oo shir ku yeeshay bishan ayanu ku jiro magaalada lascanood, waana shirkadii ugu horaysay ee maalgalisa buuno noocana oo kale ah. Waxaana tani ku tusaysaa in shirkadani ay tahay mid la shaqaynaysa shacabkooda ku dhibaataysan magaalada Gudaheeda iyada markasta u guurgasha waxa bulshadu u baahantahay.

Shirkada Lasco oo ah shirkada kaliya ee kortanda galisay magaalada Lascanood kana habaqtirtay dhinaca dabka magaaladan Lacanood mudo 10 sanno ah helaysay dab aysan helin Gobolada inta kale.

Shirkadaha kale sida aadka ah ugu fa’iidaysa Magaalada laascaanood ayaan haba yaraatee isu xilqaamin inay mashruucan oo kale ka fulayaan Magaalada Lascanood, Waxaana tani ku tusaysaa sida ay shirkada Lesco ugu hormarsantahay shirkada kale ee Gobolka ku sugan.

Maalmaha soo socda ayaanu waxaanu idiin soo gudbin doonaa sawirada iyo warbixinta buuntadan ay dhisayso Shirada Lesco ee karontada laascaanood gelisay.

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 3:29 pm
by samadoon-waaxid
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 3:32 pm
by Barkhadd
:up: :D

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 4:08 pm
by Rightwing
Maansha allah :up:
Where is situated on this bridge pedestrian footpath in Laska?

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 4:32 pm
by samadoon-waaxid
Rightwing wrote:Maansha allah :up:
Where is situated on this bridge pedestrian footpath in Laska?
right above toga waqdari,which gets filled up during rain season

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 5:18 pm
by Rightwing
samadoon-waaxid wrote:
Rightwing wrote:Maansha allah :up:
Where is situated on this bridge pedestrian footpath in Laska?
right above toga waqdari,which gets filled up during rain season
Waan gartay
.
.
.
.
.
In terms of delivering the kind of infrastructure that poeple needed :up:

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 5:27 pm
by Monsieur
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 6:38 pm
by Sharmarke101
Nice!

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 6:51 pm
by eyes-only
That has to be the tiniest bridge ever...

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 8:05 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
thats a bridge :? it doesnt look very safe

anyway mashAllah

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 8:08 pm
by kismayogedojubaland
Mashallah SSC :som: :up:

Re: Las Anod gets a new bridge

Posted: Sat Apr 23, 2011 9:32 pm
by Blue_609
very nice mashallah

go laas canood :up: