Page 1 of 1

Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sat Apr 23, 2011 9:13 pm
by FBISOMALIA
Galdogob (RBC Radio):- Isbitaalka guud ee degmada Galdogob ayaa maanta markale dib loo furay kadib in muddo ah oo uu isbitaalkaasi xirnaa.

Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socota Golaha Wasiirada iyo Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa loo sameeyay furitaanka Isbitaalka guud ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Isbitaalka ayaa hadda kadib si toos ah u shaqeyn doona, waxaana maanta lagu dhawaaqay in Isbitaalka guud ee degmada Galdogob uu furan yahay isla markaana shacabka magaalada Galdogob ay si toos ah uga faa’ideysan doonaan adeega caafimaad ee uu bixinayo.

Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka ee dowladda Puntland C/khaliif Shiikh Xasan Ajaayo iyo Wasiir xigeenka Caafimaadka Puntland Maxamed Xirsi Ducaale, xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo farabadan ayaa hadalo ka jeediyay furitaanka Isbitaalka guud ee degmada Galdogob.

Wararkeena dambe kala soco faahfaahinta warka furitaanka Isbitaalka iyo Sawiradaba.

RBC Radio.

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sat Apr 23, 2011 9:43 pm
by udun
Maasha'Allaah. This is the kind of news that we all want to hear from backhome. :som: :up:

Galdogob :up:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sat Apr 23, 2011 9:52 pm
by quark
galdogob :up:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sat Apr 23, 2011 9:59 pm
by FBISOMALIA
puntland ha nolato :som: :up:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 6:01 am
by daba_gaale
Maasha'allah, i'm really glad to hear this, it's been a while since it's been closed, and may Allah keep it open forever, and to be beneficial and
helpful to all Somalis equally amiin.

HERE ARE THE PICTURES OF THE OPENING OF THE "MUDUG GENERAL HOSPITAL" IN GOLDOGOB:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 11:36 am
by damu
goldogob :up:

:clap: :clap:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 12:58 pm
by Pwani
:up: :up:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 2:38 pm
by tightrope
AT LAST! FINALLY SOMETHING GOOD THAT COMES OUT OF MUDUG!
:som: :up:

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 3:28 pm
by Pwani
tightrope wrote:AT LAST! FINALLY SOMETHING GOOD THAT COMES OUT OF MUDUG!
:som: :up:
:lol: :lol: true that

Re: Isbitaalka Guud Ee Degmada Galdogob Oo Maanta La Furay

Posted: Sun Apr 24, 2011 4:14 pm
by FBISOMALIA
cool pictures :up: