Shirweynihii khaatumo oo isagu sida rasmiga ah u bilaabmay 20/04/2011 waxaa la soo geba gabaynayaa maalinta berito ah, waxaana halkaasi lagu soo bandhigi doonaa go’aamadii ay gaadheen aqoonyahanadii halkaasi jilbaha isu aasatay Maalinta berito oo axad ah waxaa si dhamaystiran loo soo gunaanadayaa shirweynihi Khaatumo ee wada tashiga ku salaysnaa, waxaana madashii shirkaasi lagu lafa guray arrimo badan oo xaasaasi ah, doodo dhaadheer, afkaar iswaydaarsiyo badan, ka dib waxyaabihii laysku af gartay maalinta berito ah ayaa la soo bandhigayaa.
SSC Conference in London: Day 2
Moderators: Moderators, Junior Moderators

- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: SSC Conference in London: Day 2
SHIRKA KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO INSHAA ALLAH.
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Shirka Khaatumo aqoonyahanka SSC
London oo si rasmi ah u furmi doonaa hadii allah idmo 21/04/2011 Khamiista
eey ka qeyb gelaayaan wufuud aad u fara badan oo kala yimmi cirifyadda
aduunka metalaayaa Jaaliyada degaamadooda kalsoonidooda iyo ku hadalka
codkooda wata,tallaabo qiimo weyn kana turjumeeysa ahamiyada gaar ahaaned
iyo wadciga lagu jiro oo xasaasiyadiisa leh loona baahan yahay wada tashi iyo
helida hanaan midnimi buuxda ah iyo go’aan ka gaarida wadada aayaha ummadda
SSC.
Shirka Khaatumo oo si weyn loo soo diyaariyeey hab qaban qaabo heer sare ah
loo sameeyeey hanaankii ku haboonaa loo lafo guray ka qeyb-galaayaashuna yihiin
Shakhsiyaad maqaam gaar ahaan iyo magac weyba ku leh guud ahaan Ummadda
Somaaliyeed gaar ahaan Qoomiyadda Daraawiishta SSC,aqoonyahan si weyn looga
Tixgeliyo golayaasha aqoonta iyo waayo aragnimadda,hab daacadnimo leh,dareen
iyo damiir nool leh,garasho dhab ah ku jirto u qaatay gudashada doorkooda weyn
iyo kaalinta Ummadooda iyo dhulkoodaba ka mudan yahay(Maasha Allah)Wufuuda
ahamiyadooda iyo culeeyskooda leh oo ilaa hadda London soo gaareey waxaa ka mid
ah:-
*Waftidda Hogaanka SSC oo wuu hogaaminaayo Dr-Suleemaan Axmed(Xoglo Toosiye)
Gudoomiyaha Hogaanka SSC.
*Dr-Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Gudigga Qaban-qaabadda Shirka Khaatumo.
*Eng-Maxamed Xassan Xaad(Halyeey Mudnaan Gaar ahaaneed Leh).
*Waftiga Jaaliyadda Sweden(Abdi Khalif Jaamac).
*Madaxa Xafiiska SSC Neyroobi.
*Waftiga UK oo London ku diyaar ah iyo Gudiga Soo dhoweeynta oo hab habsami leh
karti iyo masuuliyadaba leh kaalintooda u gudanaaya(Maasha Allah) iyo wufuud kalle
la sugaayo sida waftiga ka imaan doona Dalka Sacuudiga wuuna hogaaminaayo Mudane-
C/Laahi Sh.Maxamed Sh.Cumar(C/Laahi Case) oo ah aqoonyahan aad iyo aad u firfircoon
kuna caan ah illaalinta danta qoomiyadda Daraawiishta SSC.
Gunaanadka qormadan kooban Guul iyo gobanimo shirka Khaatumo aqoonyahanka SSC
anigoo Allah uga rajeeynaaya guud ahaanba ka qeyb galayaasha gaaridda go’aamo wax
lu ool ah kuna saleeysan danta qoomiyada SSC,tallo qiimaheeda leh hab ficileedna sidda
ugu dhakhsaha badan loogu bedeli karaayo,raacida rabitaanka iyo maslaxada guud oo eey
rabaan Dadka reer SSC,la duubnidda iyo horumarinta Maamulka SSC,turxaan bixinta guud
ahaanba arrimaha mugdigooda leh ama khilaafku ka jirro,garashada ahamiyada shirku ku
fadhiyo iyo niyad samida iyo dareenka wanaagsan oo qoomiyadu u heeyso(La duubnidda
Shirka) Guul iyo Gobanimo Shirka Khaatumo Aqoonyahanka SSC.
-Qorre-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-

Go'aamadii Shirkii "Khaatumo" Ee Aqoonyahanada Dhulbahante-(English)
Lasanod Online. Sunday, April 24, 2011
London,(Lasanod Online)- Shirkii aqoonyahanada SSC uga socday magaalada London ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, iyadoo laga soo saaray go'aamo dhaxal gal u ah midniamda beesha SSC..
Declaration of the Consultative Conference of Beesha Dhulbahante Diaspora
Guiding Principles
The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.
The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of :
· Unity and territorial integrity of Somalia
· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression
· Peaceful political dialogue in managing conflicts
· Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development
· Good practices in self governance such as accountability and transparency
· Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification.
Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people.
The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to:
· To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora.
· To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference
· To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season
· To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference
· To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.
· To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory.
· To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security
· To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources
· To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc.
· To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities
· To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies
· To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment
· To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises
· To promote awareness through social networking and media outlets
Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.
Copyright © 2010 Lasanod.com

Last edited by EastAfrica on Sun Apr 24, 2011 12:46 pm, edited 1 time in total.
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: SSC Conference in London: Day 2
Executive wrote:![]()
VIVE SSC Somalia, VIVE United Somalia
Hanoolatu SSC Somalia, Hanoolato Somaliweyn
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: SSC Conference in London: Day 2
Is Gen Muhammed Ali Shire participating?
The guy in the middle is a wadaad now lol

The guy in the middle is a wadaad now lol
Re: SSC Conference in London: Day 2
Waa shirkaan waa la isku khilaafay yaan been la idiin sheegin. Waa iska kii Nairobi oo kale.
Ninkii u dabaaldegaya meesha la isku khilaafay isagay jirtaa.
Waa lagu kala tegay. Ninkii SL us socdayna halkiisii buu wadada kasii qabsanayaa, ninkii PL taageersanaana halkiisii buu kasii wadayaa, ninkii NGO watayna halkiisuu kasii wadayaa.
Jamaal CabdiNaair wuxuu yidhi "waanu heshiiney. Markii la weydiiyey maxaad ku heshiiseen, wuxuu yidhi inaanaan heshiin." Subxaanallaah, wallee lugooyo aan dhamaan waanu isu dhignay.
Ninkii u dabaaldegaya meesha la isku khilaafay isagay jirtaa.
Waa lagu kala tegay. Ninkii SL us socdayna halkiisii buu wadada kasii qabsanayaa, ninkii PL taageersanaana halkiisii buu kasii wadayaa, ninkii NGO watayna halkiisuu kasii wadayaa.
Jamaal CabdiNaair wuxuu yidhi "waanu heshiiney. Markii la weydiiyey maxaad ku heshiiseen, wuxuu yidhi inaanaan heshiin." Subxaanallaah, wallee lugooyo aan dhamaan waanu isu dhignay.
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: SSC Conference in London: Day 2
Waryaa Xishood oo xumaanta jooji, kanadaa reerka habaarke, kulahaa waxaa lagu hisheeyey inaan la hishiin, acudubilaahudun wrote:Waa shirkaan waa la isku khilaafay yaan been la idiin sheegin. Waa iska kii Nairobi oo kale.
Ninkii u dabaaldegaya meesha la isku khilaafay isagay jirtaa.
Waa lagu kala tegay. Ninkii SL us socdayna halkiisii buu wadada kasii qabsanayaa, ninkii PL taageersanaana halkiisii buu kasii wadayaa, ninkii NGO watayna halkiisuu kasii wadayaa.
Jamaal CabdiNaair wuxuu yidhi "waanu heshiiney. Markii la weydiiyey maxaad ku heshiiseen, wuxuu yidhi inaanaan heshiin." Subxaanallaah, wallee lugooyo aan dhamaan waanu isu dhignay.
Cadowga sida Somalidiidka, Warlord Siilaanyo, iyo Warlord Faroole ayaa been iyo propaganda faafinaya sida waa la isku khilaafay, waa lagu kala tagay, waa la isdilay, kuraasta ayaa la isla dhacay, oo baalaayo oo dhan ayee sheegayaan. Waayo waa xaasidiin laraba dhibaatada,guumeysiga, kala qeybsanaanta Dadka SSC, waxeyna kasoo horjeedaan in shacabka SSC xoreysto Dhulkooda. Cadowga haa ka Naxeen Guusha SSC, Nafta Waaya.
Shacabka SSC waxa ee ku hishiiyeen Inay hishiiyaan bey, inay walaaloobaan, midoobaan, dadkooda wax u qabtaan, dhulkooda wada xoreeyaan.
GUUL IYO GOBONIMO SSC
Last edited by EastAfrica on Sun Apr 24, 2011 2:54 pm, edited 1 time in total.
Re: SSC Conference in London: Day 2
udun wrote:Waa shirkaan waa la isku khilaafay yaan been la idiin sheegin. Waa iska kii Nairobi oo kale.
Ninkii u dabaaldegaya meesha la isku khilaafay isagay jirtaa.
Waa lagu kala tegay. Ninkii SL us socdayna halkiisii buu wadada kasii qabsanayaa, ninkii PL taageersanaana halkiisii buu kasii wadayaa, ninkii NGO watayna halkiisuu kasii wadayaa.
Jamaal CabdiNaair wuxuu yidhi "waanu heshiiney. Markii la weydiiyey maxaad ku heshiiseen, wuxuu yidhi inaanaan heshiin." Subxaanallaah, wallee lugooyo aan dhamaan waanu isu dhignay.
This sick ass Faroolist is at it again. Stop with your Dhulbahante bashing
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: SSC Conference in London: Day 2
Reer Minnesota oo Taageerey Shirka London iyo Garaad Cali Buraale oo ugu Duceeyey Midnimo ! (Sawiro)
Xafladdii Shirkii Wadatashigga iyo Is Xog Waraysi Jaaliyadda Gobolka Minnesota iyo Garaad Cali Buraale:
Waxaa Caawa Lagu Qabtay Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota, Xaflad ay si heer Sare ah u Soo Agaasimeen jaaliyadda beesha, Xafladdan oo lagu Maamusayay Garaad Cali Buraale ayaa Waxaa ka Soo qayb galay dad aad faro badan oo ka tirsan jaaliyadda Beesha Dhulbahante ee ku dhaqan gobolka Minnesota.
Xafladdan oo ahayd Gogol dhaqameey ayaa Waxay ahayd mid lagu Sharfaayay Garaad Cali Buraale oo ah Garaad ay Bulshadda Goboladda SSC aad ugu Wayn.
Siddii lagu yaqaanay Dhaqan Soomaaliyeedka ayaa Waxaa Garaadka soo garab galay Dhalinyarro loo Soo xiray Dharkii Hidaha iyo Dhaqanka, oo ay ka mid ahaayeen shaalkii iyo Macawistii lagu yaqiinay dhaqan Soomaaliyeedka.
Siddoo kale waxaa goobta Xafladda Lagu qurxiyay Alaabta Hidda iyo Dhaqanka Soomaalidda taas oo ay dadkii ka Soo qayb galay Xafladda aad uga Heleen.
Garaadka oo Reer Awdal Salaan Gacaltinimo iyo Soomaalinimo ka Gudoomay !
Markii Uu Garaadku Soo Galayay Goobta Xafladda ayaa Waxaa Xagga Hore ku Salaamay dhalinyarro ka soo jeeda Gobolka Awdal oo iyaguna Meesha Shir Qaas ah ku lahaa Balse In ay Garaaad Salaamaan Ugu Soo baxay dibadda hoolkii ay ku shirayeen,
Dhalinyarradda iyo aqoonyanahaddan Reer Awdal ayaa Waxay ku Salaameey Garaadka in la Soo Celin doono Midnimaddii iyo Xiriirkii Soo jireenka ahaa ee ka dhaxayn jiray reer awdal iyo Reer Sool, iyagoo nin ka mid ah uu Yiri ” Garaad Waa In la Soo Celiyaa USP” Garaadka ayaa si farxad leh Salaanta Jaaliyadda reer Awdal kaga qaabilay goobtii.
“Midigta Dhalinyarro Reer Awdal Ah oo Garaadka Cali Buraale Salaamaya”
“Waxbarashadda”
qaar ka mid dadkii ka hadlay Shirka Ayaa Waxay ka hadleen in Dhalinyarradda Joogta Maraykanka eyan ka faa’iidaysan Waxbarashadda Taalla Wadanka Maraykanka taas oo ay sheegeen in ay tahay Wax Ceeb ah in Nin dhalinyarro ah uu ka sheekeeyo Maqaayadda fadhi- ku-dirirka halkii uu Wax ka baran lahaa.
Dadkii Goobta ka Hadalay:
Xafladdan oo ahayd Gogol Garaad ayaa Waxaa Dadkii Madasha ka hadlay ay u isugu jireen odayaasha Magaaladda,Masuuliyiin,Aqoonyaho iyo kaalinta Xoogga ee Haweenka.
Raggii Meesha ka hadlay oo Dhan ayaa Waxay soo wada dhaweeyeen Safarka Garaad Cali Buraale uu ku Soo gaadhay jaaliyadda Reer Minnesota.
goobtan Shirka oo ay ka hadleen dad kala duwan ayaa Waxay ka kala hadleen doorka ay isimaddu ka soo Ciyaareen in beeshu ay ka nabad gasho dagaalkii sokeeye iyaddoo la xusay in isimadda ay qayb wayn ku lahaayeen dagaanaansha ka jiray dhulkii labaatankii sano ee na soo dhaaftay.
Siddoo kale Waxaa la Xusay In Degaanadda SSC Waxa Gabay in ay Yihiin Aqoonyahanadda iyo Siyaasiyiinta balse ayan ahayn Isimmadda.
Siddoo kale Waxaa la xusay In Midnimadda anaan laga filin Bulshadda kaliya ee Isimadda naftigoodda ay Midnimadda Godahoodda ilaaliyaan.
“Shirka Ingiriiska iyo Taageeradda Reer Minnesota”
” Adeer Qaloocow oo Sheegay In Wax Walba oo ka Soo baxa Shirka Ingiriiska la Taageero”
Shirka ka socda Wadanka Ingiriiska ayaa Wuxuu aad u hareeyay shirkan iyagoo dad badan oo ka mid ah Odayaada iyo Siyaasiyeentuba ay afka Wada Mariyeen in Wax Alaale iyo wixii ka soo baxo shirkaas la taageero,Waxaana arintaas ay ahayd mid ay isku wada raacsanayeen Dadkii ka hadlay Xafladdan.
Shirka khaatumo ee ka socda Wadanka Ingiriiiska ayaa Wuxuu ahaa Shir ay Dadka Reer Minnesota ay aad u hadal hayeen baryahan oo idil, Shirkan oo ay soo abaabuleen dad ku xeel dheer Maamulka iyo Siyaasadda. Xilliga uu ku Soo aaday ayaa Dadka Badankiis Waxay isku raaceen in Meel lagu kalo Haro iyo Wax danbe oo la kala sheekto in aysan harin,
Dadka taageeray Shirka ingiriiska ee Reer Minnesota ayaa Waxay ahaayeen Dad Horey Siyaasiyadda iyo kala fikir ahaa jiray.
Balse Caawa Garabka bixid iyo Garabka Middigba Waxay ku Balan qaadeen in ay Aqbali doonaa Waxa alaale iyo Wixii ka soo baxo shirkaas oo Maanta qodobaddii ka soo baxay lagaga dhawaaqi doono Magaaladda London.
Farxadda soo dhawaynta Garaad Cali Garaad Buraale ayaa Waxaa Wehelisay Farxad kale ee shirka ingiriiska iyo in uu is af garad ku soo dhamaaday.
Qudbaddii Garaad Cali Buraale”
Garaad Cali Buraale oo ah Nin ehel diin ah ayaa wuxuu dadka ku Salaamay Salaanta islaamka, Salaanta Islaamka ka dib Garaadka wuxuu u Mahad Celiyay Dadkii Goobta Kuu Soo Dhaweeyey iyo Sidda Wanaagsan ee ay Ugu Soo Dhaweeyeen Gobolka Minnesota.
Garaadka Ayaa Wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka Aduunka ka jiray haddii ay tahay mida haysata Soomaaliya,Islaamka iyo dhibaatooyinka ka taagan Aduunka in ay tahay Imtixaan
garaadka ayaa siddoo kale ka hadlay Dhibaatadda Colaadeed iyo Mid abaareed taas oo uu garaad u sheegtay in uu Mar labaad ugu Celiyay waxa ay Og yihiin oo ah Abaarta Wadankii ka jirto isagoo u Sheegay inay Dadka Iska Xilsaaraan Dhibaatadda ka taagan dhulkii.
Garaadka ayaa Wuxuu ku Dhiiri galiyay ka Soo qayb galayaashii shirkan in ay ka qayb qaataan horu Martinta dhulkii hooyo isagoo ka hadlay kaalintii uu ku lahaa dhismihii Dugsigga Agoonta gabdhaha ee ku yaala Magaaladda lasanood.
uga danbaytii Garaad Cali Buraale ayaa Wuxuu ku soo Gunaanadday Duco uu u duceeyey Dadkii goobta isugu yimid.
Ahmed laarri iyo Abdiaar
Halkan ka daawo Sawiradda.

Last edited by EastAfrica on Sun Apr 24, 2011 4:51 pm, edited 1 time in total.
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: SSC Conference in London: Day 2
sawiro waxba ma sheegaayaan

Re: SSC Conference in London: Day 2
Barkhadd
Adiga ya kula hadla?

Adiga ya kula hadla?
Re: SSC Conference in London: Day 2
marwo exucative 
Re: SSC Conference in London: Day 2
Buufos SSC ayaa ku haayo 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 794 Views
-
Last post by Django
-
- 10 Replies
- 1198 Views
-
Last post by original dervish
-
- 21 Replies
- 1619 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 4 Replies
- 738 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 947 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 1143 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 67 Replies
- 5542 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 35 Replies
- 2848 Views
-
Last post by cccxma
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by XimanJaale