Warsaxaafadeed
(Muqdisho - Talaado, 26 April 2011) Shirkii ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, abaaraha ka jira dalka iyo marxaladda kala guurka ah.
Golahu waxey isku raaceen arrimaha soo socda:
1. In la dar-dargeliyo howlgallada lagu sugayo amniga dalka, isla markaana ay Xukuumadda awoodeeda dhaqaale ay xoogga ku saarto sidii loo haqab tiri lahaa baahida ciidanka Dowladda FKMG ah.
2. In dhammaan shacabka soomaaliyeed loogu baaqo roob-doon bacdamaa ay roobabkii soo daaheen, isla markaana ay abaarihii baaheen oo ay saameeyeen dhammaan dalka oo dhan. Sidoo kale Xukuumaddu waxey ugu baaqeysaa dhammaan shacabka soomaaliyeed inay isku tashtaan oo ay isu-gar-gaaraan xaaladdan adage e soo wajahday dalka.
3. In Xukuumadda ay sii wado wadatashiyada ay la bilowday baarlamaanka ee ku aadan qorshayaasha xukuumaddu u diyaarineyso dhameystirka howlaha qabyada ah ee uu Axdiga FKMG ah na farayo, si loo abuuro aragti mideysan ee ku aadan mustaqbalka soomaaliya.
-DHAMAAD-
--
Garad Salad Hersi Press Officer office of the Prime Minister Mogadishu, Somalia
Posted by Terror Free Somalia Foundation
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada April 26
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 0 Replies
- 235 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 4 Replies
- 941 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 2 Replies
- 2279 Views
-
Last post by uglybrother
-
- 1 Replies
- 320 Views
-
Last post by zingii
-
- 10 Replies
- 1228 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 4 Replies
- 623 Views
-
Last post by Adali
-
- 8 Replies
- 1628 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by gemini07