New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Monk-of-Mogadishu »

http://sbclive.net/maamul-goboleed-cusu ... bi-sawiro/
Kulankan oo ka dhacay Hotelka Gulf Palace (Shariifka) ee xaafada Islii ayaa waxaa ka soo qeybgalay siyaasiyiinta, ganacsatada, waxgaradka, nabadoonada, culumadiinka, haweenka iyo dhalinyarada ee beesha Wacbuudhan Abgaal. Falanqeyn badan ka dib ayaa halkaas lagu magacaabay maamul goboleedka “Xamar iyo Xamardaye State” isla markaana loogu doortay madaxweyne goboleedka Jibriil Maxamuud Jilacoow oo ahaa murashaxa kaligiis u taagnaa kuna guuleestay 100% cod gacantaag ah.

Masuu’liyiinta hadalada ka jeediyay munaasabada ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiya beesha Wacbuudhan mudane Cadbulle Iike, Latailiyaha guddoomiyaha Xaaji Muxyadiin Cugaal, madaxa siyasada ee maamul-goboleedka Yuusuf Axmed foodeey (xaaji dool), guddoomiyaha gudiiga haweeynka beesha Wacbuudhan Marwo Xaawo Daash, guddoomiyaha

Murashaxa loo doortay madaxweyne goboleedka, Jibriil Maxamuud Jilacow ayaa ugu dambeyntii u mahadnaqay ka soo qeybgalyaasha iyo sida ay codka aqlabiyada ah u siiyeen.

Waxa uu tilmaamay in qoomiyadaha Xamar iyo Xamardaye u qalmaan Maamulgoboleed anay dhistaan maadaama ay leeyihiin dhul baaxad leh oo bad iyo wabi leh, shacbiweyne, dhaqaale ku filan, aqoonyahano iyo siyaasiyeen, waxaadna aragataan inay dhismayaan maamulo aan intaas iyo in u dhaw qabin. waxa uu sheegay in dhisida maamulkaan xamar iyo

Xamardaye aysan aheynmid lagu mucaaradayo ama lagu dhibaateynaayo maamulada kale ee jira sida Xibin iyo Xeeb.

Si kastaba ha ahaatee maalmahaan ayaa waxaa soo badanayay maamul goboleedyada lagu sameyanayy dalka dibadaha gaar ahaan Magaalada Nairobi, iyadoo maamul goboleedkan uu ka mid noqonayo Maamulada lagu dhawaaqayo.
Wow, that's great. Abgaal have two states now, Wax iyo Waadi and Xamar iyo Xamardaye! :clap:

The future looks great. :D
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Executive »

Abgaal have 4 states

Cowl State
Waxi iyo Waadi
Xamar iyo Xamardaye
Mareeg State


probably 5 more to come to make it 9 states :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by abdalla11 »

They actually have three, Mareeg state is waceysle Abgaal :mrgreen:

What the hell is cowl state?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Babygirl- »

Add Mareeg..

ABgaal have 3 states? lool what's going on all Mudulood should have one..

And Habrgidir have 3!!

Hawiye has nearly 10.. :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Executive »

abdalla11 wrote:What the hell is cowl state?

Check out there declaration in Xamar, You remember Salad Cali Jelle? He is in the pictures :lol:

http://www.hiranstate.com/news.php?readmore=223
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Monk-of-Mogadishu »

So there are four states for Abgaal, four states for Jubbaland, and now 2 states for Hiiraan as well. This is entertaining.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by AhlulbaytSoldier »

Seriously i want to smoke the stuff they are using because inventing names like waax iyo waadi or xamar iyo xamardaaye or even playing president from some refugee house in nairobi requires alot of hard drugs.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by AbdiWahab252 »

So when will these "Presidents" go to their states ? :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Siciid85 »

The hawiye states of Ximaan & Xeeb and Galmudug should emerge as one while combining their strength militarily and economically.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by ciyaal_warta »

AbdiWahab252 wrote:So when will these "Presidents" go to their states ? :lol:
:lol: :lol: they all waiting for TFG to do the hard work and welcome them with red carpets :lol: :down:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by damu »

Image

dont forget the new cigo state :?
i guess thats number 5
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by AhlulbaytSoldier »

Are there flag designers here? Iam almost holding conference for the creation of " HutuRiverState" with me as Ayatollah 8-)
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by quark »

:up: to the new state :)
User avatar
Mckuus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 981
Joined: Sun Jul 05, 2009 12:24 am

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by Mckuus »

All these states are a joke, only Somaliland and Puntland seem legit...and Galmudug to some extend.
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: New State: Xamar iyo Xamardaye State of Somalia

Post by RovingMadness »

Waax iyo Waadi is not a state itself but a means of achieving a unified Mudulood State. It's main objective is the preparation of a Mudulood consensus.

But the rest of the other so-called Mamul Goboleed that were named by opportunistic individuals and dont have any popular following. The one exception is the Mareeg State and it won't succeed because the Mudulood Social Realities will not allow or suppprt the division of the people along family lineage lines. It just won't work.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”