Page 1 of 1

Breaking news 4 Marehan Sarakil died

Posted: Wed Apr 27, 2011 1:19 am
by CoolPoisons
War naga soo gaaray dhawaan gobolka gedo ayaa sheegaya, in 4 gaari oo ay wateen ciidamada huwanta ah (Dowladda iyo Ehlusun) ee ku sugan gobolka gedo in jidka loo gallay. Waxaa 4-tan baabuur oo isugu jira xamuul iyo kuwo dagaalba, loo galay meel u dhexaysa tuulo Barwaaqo iyo xarunta gobolka Garbahaareey, halkaas oo aysan ka filayn jidgoyo cadaw, laguna kadiyay ayaga oo u kalaho ahaa ciidamadda jiidaha hore ee garbaharay duleed keeda ku sugnaa.

Waxaan wali la hubin tirada sugan ee dhimasho iyo dhaawac ee uu sababay shilkaasi gaadmo, balse waxay warar aan sugnayni lee yihiin in la gubbay gaari Yuudhii ah oo ay lee yihiin beesha Rer Ugas Sharmake Dini iyo gaari cabdi bilaha nooca loo yaqaan oo ayana ay lee yihiin beesha rer Koshin Diii, waxaa kaloo ayana baxsatay kadib markay baqo dirireen labo gaari oo kamid ahaa 4-tii gaari ee ku sii jeeday jiida hore saakay xiliga Soomaaliya.

Waxaa la sheegayaa dhaawac iyo dhimasho isugu jira dhamaan abtirka jifooyinka Sade, kaas oo aan wali sugnayn. Afar sarakiil oo kawada so jeeda Rer Ugas Shermake iyo Rer Koshin ayaa ku nafwaayey.

Waxaa kaloo la soo magacaabay taliyihii ciidankaas in la' layahay kaas oo lagu magacaabo Col geelle faarax shakad oo kasoo jeeda abtir ahaan beesha reer Gulayd Farah.

Re: Breaking news 4 Marehan Sarakil died

Posted: Wed Apr 27, 2011 2:14 am
by ruralboy
very sad indeed

Re: Breaking news 4 Marehan Sarakil died

Posted: Wed Apr 27, 2011 10:56 am
by udun
AHUN

I hope and pray to Allah we will find a way out of this endless killing and suffering in Somalia.

Re: Breaking news 4 Marehan Sarakil died

Posted: Thu Apr 28, 2011 9:00 am
by Warsame101
Allaha uu naxaristo Col. Geelle Faarax.

Re: Breaking news 4 Marehan Sarakil died

Posted: Thu Apr 28, 2011 4:31 pm
by Archerr
Saraakiisha ku dhimatay magacyahooda yaa yaqaan?