Garbaharey has fallen

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Garbaharey has fallen

Post by CoolPoisons »

Ciidamada DKMG oo qabsaday Garbahaarey

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna oo wada jira ay gacanta ku dhigeen degmadaasi.

Taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Ceel-waaq ayaa sheegay in dagaal kharaar oo saaka ka bilowday deegaanka Tuulo Barwaaqo oo 20 km u jirta magaalada Garbahaarey uu ku fiday degmadaasi, islamarkaaan ay haatan ciidamada dowladda si buuxda gacan ugu hayaan magaalada.

Cabdi Cabdullaahi ayaa sidoo kale sheegay in dagaalkii maanta ay Al Shabaab kaga dileen 35 ka mid ah maleeshiyadooda, isagoo intaasi raaciyay inay qabsadeen gawaari tekniko ah.

Taliyaha ayaa sheegay in dhankooda uu dagaalka kaga dhaawacmay afar askari.

Saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ayaa horay u sheegay inay qorshaynayaan sidii ay gobolka kaga sifeyn lahaayeen maleeshiyaadka Al Shabaab.

Ugu yaraan 20 qof oo u badan dhinacyadii dagaalku u dhaxeeyay ayaa ku dhintay deegaanka Tuulo Barwaaqo oo 20 km u jirta magaaalada Garbahaarey oo dagaalku uu saaka ka bilowday.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Garbaharey has fallen

Post by Voltage »

Just looked at Gedonet, Gedoonline, Gedoweb, allgedo, Shabelle and checked BBC. None of them say anything about this. Next time can you source so we know whether the topic is credible or not?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Garbaharey has fallen

Post by grandpakhalif »

:lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Garbaharey has fallen

Post by CoolPoisons »

Waryaa MAd_Dog are U calling me a liar. i called Garbaharey. Shiskabab fled to Bardera and they looted many properties

War Dag Dag ah .Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay Gacan ku haynta Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.
http://kismaayo24.com/?p=10627


Ciidamada Dowlada Soomaaliya & Ehlusuna oo la wareegay garbaaharey
http://sbclive.net/ciidamada-dowlada-so ... rbaaharey/

is that enough proof for U?
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Garbaharey has fallen

Post by Warsame101 »

:up:
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Garbaharey has fallen

Post by Archerr »

Yeah it is on BBC. Hada waxaa haray Bardheere iyo Buurdhuubo.
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Garbaharey has fallen

Post by Nabeela »

Waxan maqlay, garbaharey al shabaab went to buurduube.
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Garbaharey has fallen

Post by Archerr »

Nabeela wrote:Waxan maqlay, garbaharey al shabaab went to buurduube.
It is Buurdhuubo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”