Sheekh caan ah oo lagu dillay magaaladda Galkacyoiyo Shabaab oo Puntland ku eedeeyay
Waxaa xalay magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug lagu dillay Sheekh caan ka ahaa magaaladda Galkacyo, kaasoo ay xalay gurigiisa kala soo baxeyn kooxo aan la-aqoonsan waxay yihiin, kuwa oo markii dambe dillay.
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug lagu dillay Sheekh Ibraahim Maxamed, kaasoo ay xalay gurigiisa kala soo baxeyn kooxo aan la-aqoonsan heybtooda, kuwaa oo daqiiqado kadib dillay Sheekha.
Meydka Sheekh Ibraahim ayaa waxaa saakay lagu arkay Waqooyiga Magaaladda Galkacyo, iyadoo ay argagax xoog leh ka muujiyeen guud ahaan shacabka ku dhaqan magaaladda Galkacyo.
Shacabka ayaa waxay sheegeen inay ka xumaadeen dilka gardarada leh ee loo-geystay Allaha u naxariistee Sheekh Ibraahim Maxamed oo si weyn looga yaqaano magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug.
Dhinaca kale dilka Sheekh Ibraahim Maxamed ayaa waxay Xarakada Al Shabaab ay ku eedeysay Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay C/Raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, iyadoo sheegtay in uu si bareer ah u dillay.
Sheekh Cali oo kamid ah saraakiisha Xarakada Al Shabaab ee magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu daboolka uu ka qaaday in Puntland ay iyadu ka dambeysay dilka Allaha u naxariistee Sheekh Ibraahim Maxamed oo si weyn looga yaqaano magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, isla-markaana Sheekh Cali ayaa wuxuu cambaareeyay dilka loo-geystay Allaha naxariistee Sheekh Ibraahim Maxamed.
Iskusoo wada-duuboo waxaa xilliyadii ugu dambeysay dilalka qorsheysan ay kusoo badanaayeen magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo uu wax ka qaban la’ yahay Maamul Goboleedka Puntland oo u saaxiib ah nabadda macaan.
Wahaabi scholar killed in Gaalkacyo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Wahaabi scholar killed in Gaalkacyo
Hutuking,
This guy was from Konfuur and his death sparked a Jeberti war.
Its getting out of hand in North Galkacyo. Galmudug has dispatched peacekeepers to the border to prevent spillover. I am very proud of Galmudug for sticking to its Suufi roots and rejecting Ikhwanism.
This guy was from Konfuur and his death sparked a Jeberti war.
Its getting out of hand in North Galkacyo. Galmudug has dispatched peacekeepers to the border to prevent spillover. I am very proud of Galmudug for sticking to its Suufi roots and rejecting Ikhwanism.
- Garuun
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
- Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.
Re: Wahaabi scholar killed in Gaalkacyo
ghost-war kii xamar ka socday late 90s till 2006 maa meesha ka bilaawday 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Wahaabi scholar killed in Gaalkacyo
dilka qorsheysan ee gaalkacyo ka socda waxaa ka danbeeya AL SHABAAB. xitaa wadaadkaas wahaabiyaga iyagaa diley si ay dagaal qabiiil uga dhaco gaalkacyo, arintiina waa ay ku guuleeysteen, dagaal qabiil ayaa hadda ka socda gaalkacyo. waxaas oo dhana waa muaamaro ay ka danbeeyaan khawaarijta al shabaab



- daba_gaale
- Posts: 114
- Joined: Sat Mar 25, 2006 7:12 pm
- Location: I live with the Squirrels
Re: Wahaabi scholar killed in Gaalkacyo
AbdiWahab252 wrote:Hutuking,
This guy was from Konfuur and his death sparked a Jeberti war.
Its getting out of hand in North Galkacyo. Galmudug has dispatched peacekeepers to the border to prevent spillover. I am very proud of Galmudug for sticking to its Suufi roots and rejecting Ikhwanism.
@Abdiwahah252, YOU RETARD!! That's because HE WAS A JEBERTI!
The Sheikh from the south is none other then the "Jaamac Hassan" Subclan of the Leelkase, who happen to settle only in Bay & Bakool...
but lately we've been seeing some of the "Reer Jaamac Hassan" Subclan move to Gaalkacyo, they settle mostly in Buurhakaba Region.
And that's why Leelkase went to war, over an important Leelkase Sheikh, who was born and raised in Bay & Bakool, but lived in Gaalkacyo for the past 16 years.
Either way, WAR is no benefit to anyone, and it's extremely XARAAAM to kill your fellow muslims, whoever kills a muslims goes to HELL forever, so don't support that either.
May Allah bring peace to ALL SOMALIA and between these two people in Gaalkacy now! Amiiin!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 572 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 19 Replies
- 1015 Views
-
Last post by daba_gaale
-
- 61 Replies
- 4032 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 2 Replies
- 667 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 11 Replies
- 583 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 4 Replies
- 1114 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 11 Replies
- 450 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 1 Replies
- 313 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 20 Replies
- 872 Views
-
Last post by Samatr