Sland dib u dhiska wadooyinka Lascanod (sawiro)
Posted: Wed Apr 27, 2011 4:55 pm
Mareeyaha Haayada Wadooyinka somaliland Cabdiwaaxid cabdiqaadir cabdiraxmaan ayaa xadhiga ka jaray dib udhiska buundooyin iyo bubur laxaad leh oo ku yimid wadada isku xidha Laascaanood iyo Garoowe.


