Page 1 of 1

I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 12:22 am
by afisoone
Nin reer hargeysa ah oo waalan ayaa maalin kasto aabihiis wuxuu ka codsanjiray inuu gaari u kado. Markii dambe aabihiis wuxuu go'aansadey inuu gaari old ah oo odeyga 10 sano ka hor soo gatay ayuu siiyay.

Subaxdii lasiiyay ayuu furaha gashtay gaariga oo magaalada hargeysa afarta geeysa ayuu lasoo maray.

Kadib galabtii ayuu kusoo laabtay guriga. Aabihiisa ayaa aad u farxay asagoo leh wow maanta waa soo kala baratay hargeysa si fiican so ma ah adigoo wax shil ah galin. Haa ayuu dhahay. Laakiin hospitaalka weyn hargeysa ayaan kusoo sadaqeysa 18 qof. Odeyga ayaa yaabay oo dhahay sidee ugu soo sadeqeysatay 18 qof.

Ninkii waalnaa intuu cabaar aamusay ayuu dhahay. Dee waan jiray. kadibna wey dhinteen. Hospitaalkana wuxuu baahnaa dad qaliinka lagu barto in muda ah. Sidaas ayaan ugu soo sadaqeystay.... Yaa? Yaa? Yaa?

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 9:35 am
by Kukri
And here's mine..

Nin baa maalin maalmaha ka mid ah ku suuxay Burco oo waxa loo qaatay inu dhintay
markii meydkii la maydhay ee salaadi lagu tukaday aya xabaashi iyado la qodayo uu meydkii toosay markaasu orod is qaaday
sheekhii xabaasha joogay aya markuu arkay meydkii oo baxsanaaya yiri 'waar meydka qabta' :lol:
inta laga daba orday ayaa la qabtay dabadeedna intey dileen bey xabaashi ku soo celiyeen
oo xalkii laga sii waday...haada xaqullah xaqu daa'imullah.. :lol:

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 12:43 pm
by zingii
:lol:
Kukri wrote:And here's mine..

Nin baa maalin maalmaha ka mid ah ku suuxay Burco oo waxa loo qaatay inu dhintay
markii meydkii la maydhay ee salaadi lagu tukaday aya xabaashi iyado la qodayo uu meydkii toosay markaasu orod is qaaday
sheekhii xabaasha joogay aya markuu arkay meydkii oo baxsanaaya yiri 'waar meydka qabta' :lol:
inta laga daba orday ayaa la qabtay dabadeedna intey dileen bey xabaashi ku soo celiyeen
oo xalkii laga sii waday...haada xaqullah xaqu daa'imullah.. :lol:

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 12:49 pm
by Gatspy
What type of jokes are these :?

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 12:57 pm
by siren
Gatspy wrote:What type of jokes are these :?
:lol:

Somali dark humour... :mrgreen:

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 1:06 pm
by Gatspy
Already then! they went over my head siren and left me confused

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Thu Apr 28, 2011 1:31 pm
by siren
I expected that, after all you're not that bright... :lol:

Re: I POST MY JOKE.. HERE IS ONE..

Posted: Sat Apr 30, 2011 6:57 pm
by *HannaH*
Jaw