TFG captures Garbahaarey from Al Shabaab.
Posted: Thu Apr 28, 2011 12:17 pm
So now only Baardheere is left in the Gedo region. The TFG troops have taken over Dollow, Beled-Xaawo, Luuq, Ceel-Waaq, and today Garbahareey.
Ciidamada DKMG iyo kuwa Ahlu Sunna oo la wareegay Garbahaarey
Garbahaarey: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa si wada jir ah maanta ula wareegay gacan ku heynta degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo, iyadoo arintaasina ay ka hadleen masuuliyiinta dowladda ee gobolkaasi.
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo barqanimadii maanta ayaa ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa dowladda KMG oo wata gaadiid dagaal waxaa la sheegay in dhowr jiho ay ka galeen gudaha degmada Garbahaarey oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.
Majiro wax dagaal ah oo ka dhacay gudaha degmadaasi hase ahaatee ay isaga baxeen ciidamadii Al Shabaab kadib markii dagaalo duleedka koofureed ay kula galeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
Max’ed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolak Gedo ee dowladda KMG Soomaaliya oo isagoo ku sugan Garbahaarey la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in ciidamadii Al Shabaab ay isaga baxeen degmadaasi oo ay la wareegeen sida uu hadalka u dhigayb ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca.
Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay dhanka xarakada Al Shabaab oo ku aadan la wareegida ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna ee degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
http://shabelle.net/article.php?id=5996