Wan iyo Waraabe by Ciise kaarshe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Wan iyo Waraabe by Ciise kaarshe

Post by SLJOOFAY »

Sick gabaay. can some one please post the video :up: :sland:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Wan iyo Waraabe by Ciise kaarshe

Post by Rightwing »

That was logical mapping Gabay

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Wan iyo Waraabe by Ciise kaarshe

Post by ToughGong »

Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo
walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo,
wanaag baan kuu wadacay.
Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo
wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan.

Runtaa!

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa,
inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay,
wadaageey baa tahay,
aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay,
ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa,
waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay.
Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo,
wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee,
waraabo maalin wacan.



Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh,
wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho
weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay
aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay,
wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda
wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi.
wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay,
wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee
waraabo maalin wacan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Wan iyo Waraabe by Ciise kaarshe

Post by LiQaaye_TDH »

Careys Ciise Allah ya Raxma was a Legend... i love all his Unique Beautiful gabays, he made them intressting to listen to.... Gobanimo and the Hooyo is my favorites.. will post them later on :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”