Taliye-ku xigeenkii hore ee Ciidanka Birmadka Somaliland ee Laascaanood oo Maqribkii lagu toogtay Laascaanood
Laascaanood(Waaheen)dablay aan ilaa hada la aqoonsan ayaa goor dhaweyd ku toogatay magaaladda Laascaanood Taliye ku-xigeenkii hore ee Ciidanka Birmadka Booliiska gobolka Sool Jaamac Muuse Cawad, kaasoo aan imika xil u haynin balse ka tirsan Booliiska Somaliland.
Sidoo kale waxa Tacshiiradaasi ku dhaawacmay Nin iyo Gabadh kale oo ay haleeshay rasaastu kadib markii ay dablaydaasi ku furtay Rasaasta Jaamac Muuse oo ka soo baxay Masaajidka kuna socday Gurigiisa.
Wariyaha Waaheen ee Laascaanood oo goor dhaweyd la soo xidhiidhay Waaheen ayaa sheegay in Sarkaalkaasi dhaawac culus ahaa isla markaana loola soo cararay dhinaca magaaladda Burco si loogu daweeyo.
Waxaanu intaa ku daray inaanay jirin ilaa hada cid loo qabtay falkaasi lagu dhaawacay sadexdaas qof
SSC terrorist strike again
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1851 Views
-
Last post by DaacasBiyo
-
- 43 Replies
- 7462 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 492 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 6 Replies
- 766 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 5 Replies
- 538 Views
-
Last post by Meyle
-
- 5 Replies
- 513 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 137 Views
-
Last post by Meyle
-
- 2 Replies
- 12 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 9751 Views
-
Last post by king of kismayo