Page 1 of 2
Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 6:45 am
by KingWaslawi
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 8:53 am
by LiQaaye_TDH
Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 8:59 am
by KingWaslawi
LiQaaye_TDH wrote:Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta
Awdalstate.com website ka ah ayaan kasoo helay.
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 9:38 am
by Siciid85
Desperate Faqashes ba waxan sameeyey.

Madaxweynaha JSL bii raban ini ka wasaqeeyan shaatiga with their ameatur photoshopping.
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 10:23 am
by udun
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 11:44 am
by Advo
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 2:02 pm
by Archerr
LiQaaye_TDH wrote:Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 2:03 pm
by Executive
LiQaaye_TDH wrote:Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 2:11 pm
by FBISOMALIA
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 2:14 pm
by Siciid85
Liqaaye it's easy to photoshop i am not surprised that clown Dahir Culosow tried it. This was made by our good friend northwind.

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 2:36 pm
by Mr_Alfaas
siciid bal waaga cusub akhri walahi kan wuu cuqdadaysan yahay ileyn shaw wuxuu qoraba wax kama jiraan weyi bal ila eeg
" Anigu Somaliland waxaan u aqaan gobolo ka tirsan Somalia,waxaan hore u qaabilay Madaxweynaha Puntland oo maamula sedex gobol sidaada oo kale,Calankaaga waa kan KU FARIISO AMA HA FARIISAN"ayuu Ra'isulwasaarre ku xigeenka Kuwait ku yiri Siilaanyo sida bogga hore looga qoray Jaraa'idka ka soo baxa Kuwait oo dhan.
"Calankaan waa midkii aan u dhintay ee u dagaalamay ,anigu waxaan ka mid ahaa Wasiiradii Siyaad Barre,anaga ayaana qaadanay midowgii labada gobol"ayuu yiri Siilaanyo.
gormu Ahmed SIlanyo u dhintey una dagaalamay calanka somalia
Wasiirka Kuwait ayaa ogolaaday in Calanka Somalia laga garabqaado Siilaanyo
bal nacaskas eeg ogoladay kulaha why uu marki hore u yidhi calanka somalia haku ag yalo nacala war kan alasow wa wax dhintey

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 3:40 pm
by KingWaslawi
This one is better

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 4:24 pm
by FBISOMALIA
Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 8:39 pm
by Madelina
FBI....you're so dumb!

Re: Silanyo The President of Somalia?
Posted: Sat Apr 30, 2011 8:49 pm
by Goljano Lion
Madelina wrote:FBI....you're so dumb!


wax carabta ku dhashay oo hagaagsanba waxaan ka arkay Hyper,our Snet Amir

intuuda kale oo dhan si bay nasakhiin u yihiin