Minister of health Dr Warsame making a good example
Posted: Sun May 01, 2011 2:30 pm
Booqashadani ayaa intii ay sameynayeen mas’uuliyiintani ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland waxaa Wasiirka Caafimaadka Puntland uu arkey mid ka mid ah waardiyaasha amaanka Isbitaalka qaabilsan kaasi oo cunayey maandooriyaha qaadka, waxaana Dr, Cali C/laahi uu shaqada ka eryay waardiyihii qaadka cunayey, wuxuuna u sheegay in qof balwad leh uusan ka mid noqoneyn shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Puntland maadaama waxa laga shaqeynayo ay tahay caafimaad, balwad iyo caafimaadna aysan isa soo gelin.