War Deg Deg Ah: Fuaad Shongole oo La Dilay
Mogadishu Monday 02 May 2011 SMC
Naga soo wac halkan (Skype)
Fu’aad Shongale oo ka mid ahaa horjoogeyaasha sare ee maleeshiyada Al Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay maleeshiyada ku soo qaadeen magaalada Garbahaarrey, oo ay ku sugnaayeen ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya.
Guddoomiyaha gobolka Gedo ee DKMG, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka Fu’aad Shongale iyo 4 kale oo ajaanib ah, waxaana uu sheegay in meydkiisa iyo saddex ka mid ah ajaanibta iyo baasabooro ay siteen ay hayaan, saxaafaddana ay u soo bandhigi doonaan.
Dagaal saaka aroortii ay magaalada Garbahaareey ku soo qaadeen maleeshiyada Al Shabaab ayaa socday ilaa 5-tii galabnimo, waxaana sida uu guddoomiyaha gobolka sheegay in dagaal qaraar oo ay la galeen ay ku gaarsiiyeen khasaaro xoog leh.
Kaliil waxa uu sheegay in sidoo kale ay dileen ku dhawaad 75 ka tirsan maleeshiyada Al Shabaab ee duulaanka soo qaaday, isagoo tilmaamay in xilliga uu saxaafadda la hadlayay uu ku suganyahay xarunta gobolka ee magaalada Garbahaarreey.
Dagaalkii maanta ayuu sheegay in ay qeyb ka ahaayeen horjoogeyaal sare oo ka tirsan Al Shabaab oo ay ka mid ahaayeen Xasan Daahir Aweys iyo Abuu mansoor oo markii danbe raacay firxadka maleeshiyada soo duushay, sida uu hadalka u dhigay.
Maleeshiyada ayaa dhawaan isaga baxay magaalada Garbahaarrey kaddib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada DKMG, saaka ayay markale weerar ku soo qaadeen magaalada si ay dib ula wareegaan gacan ku heynteeda.
Body or it never happened.
TFG claims to have killed infidel Shongole
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- Garuun
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
- Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
Horta why nin dagaala ku jira baasaboor u qaadanaaGuddoomiyaha gobolka Gedo ee DKMG, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka Fu’aad Shongale iyo 4 kale oo ajaanib ah, waxaana uu sheegay in meydkiisa iyo saddex ka mid ah ajaanibta iyo baasabooro ay siteen ay hayaan, saxaafaddana ay u soo bandhigi doonaan.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
Jeberti jab
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
Garbahareey seems to be deathbed of them. It is also where Abdalla Al-Sudani, the former right hand of Bin Laden in Sudan and a Sudanese, was killed two years ago. I guess judging from Abu Mansuur and Shongole's rallying in the area before the Dollow move as well as Ali Raage's stay in Baardheere, it stands to be mentioned they considered the Dollow movement and the events in Gedo even more important than Mogadishu. Gedo under one control means overnight handover of Kismaayo. They can't have that. I am sure Godane is in Buurdhuubo tonight unless he was injured or killed in the Garbahareey area.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
If his dead body is not shown, iam sure shongole will appear on shabaabist news such as radioalfurqaan denying this.
Too bad Aweys and Abu Mansur escaped.
Too bad Aweys and Abu Mansur escaped.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
TFG/Suufis are full of shit
Fu'aad Shongole oo beeniyay in lagu dilay dagaaladii ka dhacay Garbahaarey
Daaciga Al-Shabaab Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf ayaa beeniyay wararka sheegaya in lagu dilay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada Garbahaarey, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la dagaalamo Dowladda KMG, AMISOM iyo Ahlusuna.
"Waxaa aad loo faafinaa in Sheekh Fu'aad Shongole aniga inaan ku dhintay dagaalada, waa i kanaa, Ilaahey ayaa i nooleeyay, Markii Alle idmo oo ajasheyda dhamaato ayaan dhimanayaa"ayuu yiri Fu'aad Shongole oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho.
Ina Shongole ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in been intaan la eg ay ka soo yeerto saraakiisha Dowladda, isla markaana ay ku faanaan inay dileen, ayna hayaan Meydkiisa.
"Waxaa yaab leh in been intaa la eg ay sii daayaan, Gaalada Murtadiinta iyo Mushrikiinta, waxaan ka nixinaaa Gaalada uu ugu horeeyo Mareykanka inaan wali noolahay, aana mar walba diyaar u ahay inaan la dagaalamo"ayuu sii raaciyay Fu'aad Maxamed Khalaf.
Saraakiil u hadashay Dowladda KMG oo ugu horeeyay nin sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo lagu magacaabo Kaliil ayaa wuxuu maalin ka hor sheegay in dagaalkii ka dhacay Garbahaarey ay ku dileen Fu'aad Shongole, isla markaana ay hayaan Meydkiisa, isagoo hadalkaas ka sheegay Idaacadaha maxaliga.
Si kastaba ha ahaatee hadalkan ka soo yeeray Fu'aad Shongole ayaa meesha ka saaraya warar saacadihii u dambeeyay ahaa mid bulshada jahwareer ku riday, kadib markii Saraakiisha Dowladda ay sheegteen inay ku dileen dagaalkii lagu riiqmay ee ka dhacay Garbahaarey.
Hoyga wararka Somaliyeed
http://www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com
jowharcom@gmail.com

Sheekh Fu’aad “ Weli ma dhiman waan noolahay, waqtiga uu Alle igu talo galo ayaana dhimanayaa”. (Dhageyso+Daawo)
30,Jam/Awal,1432, 04,May,2011.
Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, xilli saacadihii lasoo dhaaafay la hadal hayay in lagu dilay dagaallo ka dhacay gobolka Gedo.
Isagoo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Sheekh Fu’ad Maxamed Khalaf waxa uu yiri “ Alxamdulillaahi ma dhiman weli waan noolahay, waqtiga uu Alle igu talo galo ayaana dhimanaynaa”.
Dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Fu'aad
Sidoo kale Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf waxa uu la hadlay Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed, wuxuuna ugu bishaareeyay inuu noolyahay, islamarkaana uu halkiisa kasii wadi doono dagaalka Jihaadka ah ee uu ku jiro.
Ugu dambeyn Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf waxa uu ugu baaqay Shacabka Muslimka ah meel walba oo ay dunida ka joogaan inay sii labo jibbaaraan halganka ay kula jiraan quwadaha kusoo duulay, wuxuuna

You have to love the way My friend Voltage squeezes his tiny tooth tribe into the discussion, the funny thing is his tribe is the only tribe as a whole under al-Shabab occupation. Lol
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: TFG claims to have killed infidel Shongole
Voltage wrote:Garbahareey seems to be deathbed of them. It is also where Abdalla Al-Sudani, the former right hand of Bin Laden in Sudan and a Sudanese, was killed two years ago. I guess judging from Abu Mansuur and Shongole's rallying in the area before the Dollow move as well as Ali Raage's stay in Baardheere, it stands to be mentioned they considered the Dollow movement and the events in Gedo even more important than Mogadishu. Gedo under one control means overnight handover of Kismaayo. They can't have that. I am sure Godane is in Buurdhuubo tonight unless he was injured or killed in the Garbahareey area.
Reading over and trying to find where Mr. Voltage injected qabiil in the above statement.......according to Mr. Dufle.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1035 Views
-
Last post by Samatr
-
- 1 Replies
- 397 Views
-
Last post by COSTA
-
- 5 Replies
- 588 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 4 Replies
- 550 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 622 Views
-
Last post by Harti55
-
- 6 Replies
- 1025 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 466 Views
-
Last post by Tallman77
-
- 0 Replies
- 785 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 42 Replies
- 1660 Views
-
Last post by Advocatar