Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Puntland Oo Ka Warbixiyay Kulan Dhawaan Ka Dhacay Dalka Isku Taga Imaraadka Carabta
Boosaso ( RBC Radio) Wasiirka dakadaha iyo Gaadiidka Bada Puntland ayaa ka Hadaly Arimaha la Xiriira Shir dhawaan Ka dhacay Dalka Emaraatka Carabta.
Eng:Siciid Maxmed Raage Wasiirka dakadaha iyo Gaadiidka Bada Puntland ayaa RBC Radio U Sheegay Maanta in Halkaasi Kaga qayb qaateen Kulan Balaaran oo looga hadlayay arimha Burcad Badeeda.
Kulanka ka dhacay Dubai ayaa waxa ka soo Qaybgalay Dalal gaaraya 50 dal oo Daneynaya ka Hortaga Burcad Badeeda Geeska Africa Gaar ahaan Dalka Somalia.
Wasiir Siciid Maxmed Raage ayaa sheegay in ay shirkaasi Ka Qaygaleen isaga iyo Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali Shrre.
Iyadoona halkaasi ay ka soo jeediyeen baahiyaha kala duwan ee la xiriira ka hortaga Burcad Badeeda La sheegay in ay Ka Howlgalaan Qaybo Ka mid ah Xeebaha Puntland.
Wasiirka Dakadaha ayaa Qeexay in Halkaasi ay ka heleen taagero Faraban oo dhinacyo Kala duwan Taabaneysa Taasi ugu Horeysa Dayactirka Xabsiyada Puntland iyo Tababarka Ciidamda La dagaalanka Puntland.
Ugu danbeytiina Beesha Caalamka ayuu ugu Baaqay in ay Sii laba jibaarto Taageerada La siinayo Puntland Dhinaca La dagaalanka Burcad badeeda Xeebaha somalia.
RBC Radio
puntland participate piracy conference in UAE
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 781 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 15 Replies
- 1439 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by quark
-
- 9 Replies
- 1591 Views
-
Last post by AbuAnonymous
-
- 0 Replies
- 254 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 39 Replies
- 2973 Views
-
Last post by Rambie
-
- 10 Replies
- 1118 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 856 Views
-
Last post by zulaika
-
- 9 Replies
- 728 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero