Muqdisho: (Sh. M. Network) Sheekh Fu’aad Max’ed Qalaf oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab ayaa been abuur ku tilmaamay war kasoo baxay dowladda KMG Soomaaliya oo ku aadanaa inay ku dileen dagaalada ka dhacay degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo.
Kadib markii dhawaan Saraakiil ka tirsan dowladda KMG ay shaaciyeen in dagaaladii ugu dambeeyay ee degmada Garbahaareey ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Culuma’udiinka Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab ay ku dileen Sheekh Fu’aad Max’ed Qalaf oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Shabaab ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho Sheekh Fu’ad waxaa uu ku beeniyay warka kasoo baxay Mas’uuliyiinta dowladda ee gobolka Gedo.
Shongole ayaa waxaa uu tilmaamay in wararkaasi ay yihiin kuwa been abuur ah waxna aan ka jirin islamarkaana diyaar uu u yahay in uu la dagaalamo Ciidamada dowladda, Ahlu Sunna iyo Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho.
Inkastoo Sheekh Fu’aad Max’ed Qalaf uu beeniyay in uu ku dhintay dagaalkii ka dhacay degmada Garbahaareey ee dhexmaray ciidamada dowladda iyo Xarakada Al Shabaab ayaa hadana Mas’uuliyiinta dowladda ee gobolka Gedo waxaa ay shegeen inay dileen Sheekh Fu’aad Max’ed Qalaf islamarkaana ay gacanta ku dhigeen Saraakiil kale oo ka tirsan Shabaab.
Max’ed Cadi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo ee dowladda KMG Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dowladda ay iyo kuwa Ahlu Sunna ay toogteen Saraakiil uu ku jiray Sheekh Fu’aad Max’ed Qalaf (Shongole).
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
Seems like some people are sending their habaars to Fuad shongole, but they have failed. :lol: :lol:
Shongole still alive confirms his existence
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Shongole still alive confirms his existence
Sheekh Fu'aad oo Umadda Muslimka ah u faah faahiyay Dagaalka Gedo ka socda (Dhagayso).
Mas'uul sare oo katirsan mujaahidiinta Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalada culus ee ka socdo wilaayada Gedo, dagaakaas oo u dhexeeya Xaqqa iyo baadilka.
Sheekh Fu'aad oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay wacadaro ka dhigeen gobolka Gedo ayna dhabarka jebiyeen cadawga.
Sheekh Fu'aad wuxuu sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay ku hareeraysanyihiin dhamaan degmooyinka ay cadawga heystaan saacad walbana ay suura galtahay in mujaahidiintu talaabo ka qaadaan cadawga.
Halkaan ka dhagayso Sheekh Fu'aad oo Shir Jaraa'id qabtay
http://amiirnuur.com/index.php?option=c ... 48:wararka

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Shongole still alive confirms his existence
fufu-king should think twice before posting his next spam 

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Shongole still alive confirms his existence
The guy who said he was killed also said that he has the dead body of shangolle,can you imagine making such claim and the dead responding "no you dont,am a life breathing and kicking" 

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Shongole still alive confirms his existence
TFG and ASWJ are getting bad at this. They're 0-2. Last time ASWJ said they killed Hassan Dahir Aweys in Wabxo, just for him to do an interview a few days later, and now Shongole was killed and lo and behold the man holds a press conference
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Shongole still alive confirms his existence
Dont forget al-ameeriki who responded with a rap song 

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Shongole still alive confirms his existence
damn, they're 0-3. can they get anything right
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Shongole still alive confirms his existence
looolsheekh-Farax-zero wrote:fufu-king should think twice before posting his next spam
dont shoot the messenger, i was just reporting news.
i knew tfg and suufis were first class liars.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1018 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 20 Replies
- 2063 Views
-
Last post by Kramer
-
- 8 Replies
- 633 Views
-
Last post by Nuruddin
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by Advo
-
- 2 Replies
- 225 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 11 Replies
- 1361 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by Dionysus
-
- 5 Replies
- 506 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 1 Replies
- 346 Views
-
Last post by Neves