Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by abdirisak22 »

Dhowr sano ka hor anoo ku dhex lumay Gedo ayaan soo gaaray tuulada Sidimo, inaga oo weli dhex socona togga ayaa waxaa si kedis ah noo qaadi gaaray daad si xowli leh u rogmanayay, waxa aanu ku orodnay gediga togga.

Haddaan dib u jeleecsanay dhanka kale ee togga Sidimo ayaan waxaan maqalay qaaylo-dhaan iyo gabar yar iyo dameer u rarnaa oo biyuhu jiiddayaan. markaan gaarnay gabadhii iyo dameerkii oo aan isku dayayno in aan biyaha ka saaro ayay inta istaagtay tiri:
"
"Talxe maas tihiin?"

"Maya"

"Maxaas tihiin?"

"Galti iyo dhowr Gumarwaaq ah"

"Galti iska deeyaan ku dhahay dameerkeena. Taxle haddaas jooggin.....abti Gumarwaaq jiidaas lagu dhahay dameerka iyo karateeyihiisam.

Markaan weeydiinay sababta aanay gargaarkeena ugu baahney waayba ka sii dartay markaay ku jawaabtay:
" Galtaas i caawiyay maan hooyo iyo aabe u sheeggi karaa "

Runtii aad baan ula yaabay cunugta yariista ah iyo halka qabyaaladu ka gaartay. malaha waa dabeecad Soomaalida oo dhan ay ka wada simantahay marka la yimaada deggaankooda? :roll:
Mid Galti Wagar ah oo nala socday ayaa inta qoslay ku yiri;
"Inaan rag reer Diini ahi nagu jirin ayaa mahad leh saay waxaay haddalkaaga kaaga bilaabi lahaayeen, ina adeer, quruxleey ilmo ugaas baan nahay ee na tus sida laguu guday in aay sax tahay iyo in kale aan aragnee"
"Kir aas lagu dhacay Galtiyahow" aas ku jawaabtay
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by The_Patriot »

ninyahow inaadh dandaantahay baad cadeysey.
Gabdaha amanka kudadaal jiri yahow.
User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by ruralboy »

War muxuu ahaa bakhtigu?
abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by abdirisak22 »

Pat gabadha waxba kama aan sheegin haddad nin waxgaranaya tahay ee waxaaban soo bandhiggay qabkeeda iyo sida arrintu u dhacday, waanse garan waxa aad ka gubatay oo ah inankii u af celiyay inanta yar.
abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by abdirisak22 »

ruralboy wrote:War muxuu ahaa bakhtigu?
Wiil baadiye, can u not take little ironic joke?.
enlighten your imagination so you wouldnt call me >Maxaas yahay waxaan Bakhtiga ihi.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by zingii »

Sheekadu way dhiiqowday. :)
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by Archerr »

ruralboy wrote:War muxuu ahaa bakhtigu?
:lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Gabar Talxe iyo kibirkeeda

Post by Voltage »

Archerr wrote:
ruralboy wrote:War muxuu ahaa bakhtigu?
:lol: :lol:
:lol: :lol: Another fail by Abdirizak.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”