Aroos Aaan Xalay Tegey
Posted: Tue Aug 30, 2005 10:39 am
Xalay aroos aan tegey waxaan kasoo noqdey anoo aad u cadheysan.
Somaalida qaarkeed basar xumaa? Bal ila arka inta dhibaato oo ay u geysteen reerkii arooska lahaa;
1. 98% way soo daaheen.
2. Dad badan oo aan lasoo casumin oo is keeney.
3. Cuntadii oo aan la dhamaysan oo qashinka lagu daray! Bal gaajadii dalkeenii taalay ka warrama iyo kibirka?
4. Meeshii oo aad loo wasakheeyey khaas ahaan musqulihii.
5. Buuq tira badan oo laga smeeeyey hoolkii iyo agagaarkii goobta.
6. Si qaabdaran oo loosoo lebistey.
7. Xan tira badan oo indhaha laga wada hadlayey oo xan loogu dhaqaaqay arooskii iyo aroosaddii.
8. Kuwo meeshii war isugu qabsaday.! Baa ugu darnaa.
9.Iskusoo wada duuboo, dadkeena waxbaa ka si ah!