kow diyaarada waxaa uga dagay:
Nayroobi ---> saa waa fariistay oo waan daaqay maalmo.
Hargaysa----> ayaa u sii gudbay oo misna waa fariistay anigoo u daaqay (xoolo istaayl).
Intaa dibiray oo uustii i taagmatay baa caano aan ku qaras baxo u doontay (somali-galbeed).
Saa markaan tagay baa misna la i fariisiyay oo si xun baa ugu jabay meesha.
Anoo tabcaan ah baa qurbaha ku soo laabtay isla habeenkiina waa fariistay.
not me.
