Page 1 of 1

First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Wed May 11, 2011 10:56 am
by grandpakhalif
Image
Image
Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Sh. Xasan Cabdi Calas (Xasan Caabudwaaq) ayaa warbixin ka siiyay xubnaha waftigan xaalada bini’aadanimo ee deegaanada ay xarunta u tahay Caabudwaaq ee Balanbal, Dhabad, iyo Bangeele oo dhamaantood ay ka jirto amni iyo nabad galyo la’isku aamini karo, waxaana uu ugu baaqay inay ku yeeshaan xarumo ay dagaan si buu yiri samafalkiinu uu u gaaro dadka u baahan.

Xasan Caabudwaaq ayaa u sheegay madaxda sare ee ka socota Hay’adaha UN-ka in maamulka degmada uu diyaariyay dhul balaaran oo ay dagaan Hay’adaha samafalka si ay deegaanka xafiisyo ugu yeeshaan, waxaana uu balan qaaday amaanka iyo nabad galyada deegaanka.

Sidoo kale, taliyaha amniga guud ee maamulka Ahlusuna Sh. Cali Maxamed Xasan (Sh. Cali Dheere) ayaa sheegay inay damaanad qaadayaan amaanka iyo nabad galyada Hay’adaha ku shaqada leh samafalka dadka tabaalaysan ee deegaanka.

Waftiga ayaa soo booqday goobaha ay ku nool yihiin qoysaska barakacayaasha ah, waxayna u balan qaadeen wax tar deg deg ah inay u fidin doonaan dadkaasi oo ay shegeen inay yihiin kuwa mudan samafalka QM.

Waxaa kale oo uu waftigu sheegay inay indhahooda ku arkeen dad baahan o rafaadsan kuwaasi oo kasoo barakacay Soomaaliya iyo Itoobiya, waxayna qireen in aanay helin kaalmo wax tar leh dadkaasi, laakiin waqtiga dhow ay isbadal dareemi doonaan. Ugu danbayntii, waxaa ay aad u amaaneen nabad galyada iyo jawiga guud ee degaanka waxaana ay sheegeen inay soo degayaan degmada si ay ula socdaan xaalada nololeed ee baahanayaasha deegaanka.

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Sun May 22, 2011 12:13 am
by Goljano Lion
:lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Sun May 22, 2011 8:18 am
by qoraxeey
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

waar khaaniisyahoow halkan ka bax :arrow: :arrow:

:lost: :lost:

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Mon May 23, 2011 12:30 am
by Murax
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

When White people come to Caabudwaaq it is usually for some sort of development project. They don't come to C-Waaq looking for X Rated Movie Cast members.

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Mon May 23, 2011 8:27 am
by quark
Murax wrote:
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

When White people come to Caabudwaaq it is usually for some sort of development project. They don't come to C-Waaq looking for X Rated Movie Cast members.
:lol: :lol: :lol:

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Mon May 23, 2011 7:23 pm
by kismayogedojubaland
Murax wrote:
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

When White people come to Caabudwaaq it is usually for some sort of development project. They don't come to C-Waaq looking for X Rated Movie Cast members.
kii iidoor jab dheh :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Mon May 23, 2011 9:05 pm
by Archerr
goljano probably thinks cabudwaq is in gedo. this nigga personifies jaahilnimo.

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Wed May 25, 2011 3:19 am
by Advo
Archerr wrote:goljano probably thinks cabudwaq is in gedo. this nigga personifies jaahilnimo.
khatneck = redneck

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Wed May 25, 2011 5:06 am
by Latiifah
Murax wrote:
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style

When White people come to Caabudwaaq it is usually for some sort of development project. They don't come to C-Waaq looking for X Rated Movie Cast members.
:lol: :lol:

Re: First white people ever to visit cabudwaaq?

Posted: Tue Jun 14, 2011 5:30 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote::lol: :lol: he must be the first cadaan ever to experience the caabudwaaq ghetto life style
:lol: :lol:
kismayogedojubaland
kii iidoor jab dheh :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:

Kii jeberti jab :lol: :lol:

:lol: