SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Madelina »

Saraakiil ka tirsan Somaliland oo soo gaarey deegaano hoostaga Laasqoray
18 hours ago | 1 comment
Maamulka gobolka Sanaag ee Dowladda Puntland ayaa sheegay in saraakiil ka socda Somaliland ay soo gaareen deegaano hoosyimaada magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag, kuwaas oo halkaas ka bilaabey ciidamo qoris.

Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl oo u waramayay Horseed Media ayaa sheegay in sarkaal ka socda Somaliland islamarkaana ay la socdaan ciidamo iyo gaadiid dagaal ay soo gaareen deegaanada uu ka arimiyo maamulkiisa,waxaana uu sheegay in sarkaalkaasi ay ku wehliyaan socdaalkaasi xubno uu sheegay inay ka soo jeedaan gobolka Sanaag,balse taageersan Somaliland.

-Waxaan la soconaa in nin wata gaari xaajiyad ah iyo gaari cabdibile ah uu yimid gobolka,waxaana igu maqaalo ah inuu qorshenayo inuu ciidamo uu qorto, ayuu yiri Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl.

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ayaa dhinaca kalle sheegay inay masuuliyiinta Dowladda Puntland uu ugu horeeyo Madaxwayane Cabdiraxmaan Faroole ay kala hadli doonaan xaaladaha ka jira gobolka Sanaag.

Horseed Media
http://horseedmedia.net/2011/05/11/sara ... laasqoray/


Image
http://oodweynenews.com/news/71493-abba ... qoray.html
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Blue_609 »

dumar iyo ciidan maxa isku keenay ! :?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by grandpakhalif »

why you entering darood land nacala aabihiin ku yeel agressors
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Goljano Lion »

grandpakhalif wrote:why you entering darood land nacala aabihiin ku yeel agressors
:lol: blame Ilkoyarta Image
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Goljano Lion »

Image
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Keyse_0208 »

Goljano Lion wrote:Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by Keyse_0208 »

Now we have to teach those Tuna Fish heads about civilisation, train them up and bring Dowladnimo to laasqoray :clap: :clap:

Laacaanood -- Check
Laasqoray -- Check
Dhahar --- Check
Badhan -- Check-

maxaa kaloo hadhay dee :lol:

Image

Image

Image

Image
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by GacanSareeye »

alla maxaa ceeb dadkaan u qarsoon, ninkii soo jeefsa laga waayada nigu dhic doonta baan anigu wili ku qoslayaa. hadeer iska xadreeya dad moot sugayaal baad tihiine :lol: qabiil soomali hadii ayada oo dowlad ama rayid ah siyaad iyo ceydiid baa daliil u ah waxa ka danbeeya :lol:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by AsadSL »

Good move :up:
User avatar
LeonidaS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 395
Joined: Wed Aug 08, 2007 5:50 pm

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by LeonidaS »

Goljano Lion wrote:Image
:lol: :lol: kkkkkkkkk
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by FBISOMALIA »

lasqoary its coastal city so where is the beach :?

second it says gaarey deegaano hoostaga Laasqoray not laasqoray it self

thirdly where is siiland flag in the trucks :roll:
Last edited by FBISOMALIA on Sat May 14, 2011 9:50 am, edited 1 time in total.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by hargaysaay »

Keyse_0208 wrote:Now we have to teach those Tuna Fish heads about civilisation, train them up and bring Dowladnimo to laasqoray :clap: :clap:

Laacaanood -- Check
Laasqoray -- Check
Dhahar --- Check
Badhan -- Check-

maxaa kaloo hadhay dee :lol:

Image

Image

Image

Image

the guys in the last picture look like gangs
viva somaliland army :up:
Last edited by hargaysaay on Sat May 14, 2011 5:19 pm, edited 1 time in total.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: SL Army oo So Gaadhay LasQoray

Post by udun »

Fake News
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”