Page 1 of 3

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Thu May 12, 2011 8:02 pm
by Warsan_Star_Muslimah
Allaha u naxariistee Imaam Maxamuud Imaam Cumar!
Iimaam Maxamuud Iimaam Cumar oo galabta ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna Alle uga baryay inuu Janatul Firdowso ku abaal mariyo.
Amiin, Amiin. :rose:

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Thu May 12, 2011 8:16 pm
by hanad_mn
allah ya arxam.

He is the Man who stopped the war between Caydiid and Cali Mahdi when 100 were dying a day.

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Thu May 12, 2011 10:01 pm
by afisoone
Mardhow Somalimemo.net waxey soo daabici doontaa inuu allah u keenay geerida sheikha kadib markii uu wax ka sheegay ALshabaab. That is Islamic news nowadays. :lol: :lol: :lol: :down: :down:

-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
I am tired of going this so called Islamic news of Somalia because every time I go there I always read something like this:
Dagaalkii Shalay waa lagu kala baxay
Dagaalkii dhoobley Waa lagu kala baxay
Dagaal qaraar ayaa hada kasocdo agaagarka boondheere
Dagaal ayaa koor dhow bilaamay agagaarka isqoyska
Dagaal lee socdo maalin kasto. That is the only education they know about Islam. They do not know anything other than that.

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Thu May 12, 2011 11:15 pm
by RovingMadness
Ina lilah wa ina ileehi raajicuun

This is a sad day for the Somali people. May God accept this great man to paradise. Ameen

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 1:49 am
by ciyaal_warta
Ilaahey ha u naxariisto Imaam Maxamud Imaam Cumar janadii fardowsa Allah ka waraabiyo :som: :som:

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 2:51 am
by AhlulbaytSoldier
AUN, Allah ha u naxariisto.
My fav quote of the Imam:
Waxaan leeyahay Ilaahey godkii ay ka soo baxeen haku celiyo.

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 2:52 am
by RovingMadness
Ameen

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 7:04 am
by DR-YALAXOOW
alla yaa raxma aamiin amiin

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 8:06 am
by shiniile9
AUN. AAMIIN.

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Fri May 13, 2011 8:51 am
by kambuli
Inaa Lilaahi, Wa Inaa Ileehi Raajicuun..Ilaahay naxariistiisa hakusoo dhaweeyo, ehelkiisa iyo Somaalina Ilaahay samir iyo Iimaan haka siiyo :up:

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Sun May 15, 2011 2:33 am
by RovingMadness
Body of the Imam before its departure from Nairobi

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Sun May 15, 2011 3:06 am
by AbdiWahab252
Illahey uu Naxaristo Imamka Hiiraab.

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Sun May 15, 2011 4:17 am
by melo
AUN, irrespective of his views. To Allah we belong, and to we return

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Sun May 15, 2011 1:36 pm
by Executive
AUN, was he the clan leader of Hiiraab?

Re: Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun - Imaamka

Posted: Sun May 15, 2011 2:59 pm
by RovingMadness
Executive wrote:AUN, was he the clan leader of Hiiraab?
He was the Imam of Mudulood; but the Imam of Mudulood is automatically the Imam of Hiraab. HG, Duduble and Shiekhaal can not have an Imam as a rule. The Imam is always Harti Abgaal-Mudulood.