Pretext To Invade Somalia.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Pretext To Invade Somalia.

Post by zingii »

Gedoweb Gedo on Thursday, May 12 @ 10:09:19 EDT



Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo kamid ah saraakiisha sar sare ee kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay dabaalka ka qaaday hadal aysan dad badan ka warqabin oo ah in ururka Al-Qaacidda ee argagixisanimada ku eedeysan uu qeyb ku lahaa riditaankii dowladdii Somalia ee uu madaxweynaha ka ahaa Alle ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre.




Abuu-Mansuur oo rag ajinebi ah ay garbaha ka taagan yihiin ayaa hadalkan ka sheegay kulan madaxda sare ee Shabaab ay shalay ku yeesheen degmada Afgooye, wuxuuna tibaaxay in Al-Qaacidda si ay qeyb uga qaadato burburka dowladda u soo dirtay Somalia dagaalyahanno shisheeye ah, kuwaas oo dalka kja furay buu yiri xarumo lagu tababarto iyo taageero ay siinayeen maleeshiyaadkii qaabka qabiilka u abaabulnaa iyo dagaal oogayaashii wadanka burburiyey.


''Tababarka waxaa ka aflaxday dad badan oo dowladda ridday, Mujaahidiintaas waxay ka dagaalameen Muqdisho, Bari iyo Gedo'', ayuu yiri Roobow oo aan sheegin sababta Al-Qaacidda ay u daneynayaan in ay baaba'ashaan dal iyo dad dhan oo Soomaaliyeed nidaam iyo kala dambeynna lahaa.


Sheekh Roobow wuxuu ku nuux-nuuxsaday in markii ay dowladdii duntay ay bilowdeen in iyagii la ugaarsado raggii Al-Qaacidada ahaa iyo kuwii wakiilka ka ahaa oo uu ka xusay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Xasan Turki, ''Mid mid ayey dalka uga baxeen madaxdii Al-Qaacidda, tababaradiina way xirmeen'', ayuu mar kale yiri.


Wuxuu xusay in wixii ka dambeeyey dhicitaankii dowladdii dalka ay Xasan Daahir iyo Turki bilaabeen in kooxa Al-Shabaab kamid tahay aas-aasaan, xiriir toos ahna la yeeshaan Al-Qaacidda oo reer galbeedku u aqoonsan yihiin urur argagixiso ah oo adduunka qas ka wada.


Hadalkan oo noqonayo kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo Al-Shabaaab ka soo yeero ayaan la ogeyn danta ay Al-Qaacidda lagheyd.


Dad badan waxay rumeysan yihiin in Al-Qaacidda dooneysay in dalku uu noqdo sida uu maanta yahay, su'aasha la isweydiineyse waxaa weeye maxay tahay faa'iidada ugu jirto dad Muslimiin sheeganayo in wadan Islaam ah ay qasaan, nabadgelyo darana ka abuuraan?
Last edited by zingii on Fri May 13, 2011 1:33 pm, edited 1 time in total.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by zingii »

Riwaayad dhamaadkeedu KOW IYO LABO joogin iga dheh.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by kambuli »

Waa iska sheeko baralay ama huuhaa :lol: :lol:
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by GacanSareeye »

i was more surprised that osama visited somalia, since the collapse of the state, the only tourists visiting somalia were terrorists :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by zingii »

Filinkii afqanistaan ayaa dhamaad maraya.

Dhaqaalaha dalka qaniga ah ee somaliya sidii
lagu xadi lahaa baa laga shaqeenayaa bay u egtahay.

Man hunt on turki & aways mission ah baa soo socda baan isiri
iyadoo cariishyada iyo mudulada laga soo duqeenaya samada iyo badda. :lol:
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by GacanSareeye »

somalia would be lucky to get some bombardment attention, but higher powers are too focused on lining deck chairs on the titanic :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by ciyaal_warta »

duqa aweys booski osama ka baxay ayuu isku sharaxooyaa cml :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Pretext To Invade Somalia.

Post by zingii »

ciyaal_warta wrote:duqa aweys booski osama ka baxay ayuu isku sharaxooyaa cml :lol: :lol:
iskuma sharaxayee, waa lagu sharaxayaa.
yacni asaga iyo turki iskama warqabaan oo qadka
ayaa laga saari rabaa. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”