Sanaag(Puntlandi.com);- Taliska ciidanka Policka Dawlada Puntland ayaa lagu wadaa in dhawaan uu booqasho kutago deegaano kamida Gobolka Sanaag oo dhawaan isbadal lagu sameeyay taliska qaybtaas
Taliyaha ayaa indha indhayn ku soo samayndoono sida ay u shaqeeyaan ciidamada Policka Goboladaas waxaana isbadal uu ku samayndoonaa laamaha amaanka Gobolkaa.
Waxaa habacsanaan badan bilihii udanbeeyay kajiray dhinaca qaybta policka Gobolada Sanaag iyo Kar kaar waxaana dhawaan xilikii laga qaaday taliyayaasha Policka Goboladaas.
Gobolaka sanaag ayaa sidoo kale maalmihii udanbeeyay waxaa kajiray muran dhinaca odayaashaa iyadoo sidoo kale ay Gobolkaas deegaano kamida soo faragaliyeen maleeshiyaad katirsan mamulka Somaliland.
Puntlandi.com Sanaag,
Taliska Policka Puntland Kormeer kutagidoona Gobolka Sanaag
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 864 Views
-
Last post by damu
-
- 8 Replies
- 1198 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 502 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 357 Views
-
Last post by damu
-
- 1 Replies
- 611 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 796 Views
-
Last post by Iqsom
-
- 0 Replies
- 8197 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 890 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 1226 Views
-
Last post by Siciid85