Garowe (RBC Radio):- Guud ahaan gobolada Puntland waxaa maanta si isku mid ah uga socda munaasabado lagu maamuusayo xuska qiimaha badan ee Maalinta Ururkii xornimadoonka Soomaaliyeed ee SYL.
Munaasabado ay ka qeybgalayaan Madaxda iyo shacabka Puntland ayaa saaka ka bilowday magaalooyinka Boosaaso, Qardho, Garowe, Gaalkacyo iyo magaalooyin kale oo Puntland ah, waxaana munaasabadahaasi lagu xusayey Halgamayaashii Soomaaliyeed ee ku midoobay Ururkii Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL.
Qeybaha kala duwan ee ka qeybgalay munaasabadahaasi, hadaladii laga jeediyey iyo muuqaalada xafladihii loo sameeyay maalinta 15-ka May, ayaanu idin kugu soo gudbin doonaa wararkeena dambe.
Puntland Oo Laga Xusayo 15 May Maalintii Ururka SYL
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 233 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 406 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 2 Replies
- 882 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 2 Replies
- 388 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 282 Views
-
Last post by quark
-
- 2 Replies
- 3325 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1107 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 6 Replies
- 991 Views
-
Last post by garoweboy