Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by Madelina »

Xuska Sanadguurada 20aad Ee Qaranimada Somaliland Oo Maanta Si Wayn Borama Looga Xusay+SAWIRO
18/05/11-Borama-(Bnn) Munaasabada Sanadguurada Labaatanaad Ee Qaranamida Somaliland Ayaa Maanta Si wayn Looga Xusay Gabi ahaan Magaalada Borama, waxaana ka soo qayb galay Bulshada Rayidka Noocyadeeda kala duwan, Ardayda, Macallimiinta, Shaqaalaha Dawlada, Haween, Dhalinyaro ,Caruur Iyo Waftigii Balaadhnaa Ee Uu Hogaaminayay Wasiirka Beeraha Somaliland Ee Ay Wehelinayeen Marwada Labaad Ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Raxma X/Muxumad Suldaan, La taliyaha Dhinaca Haweenka Madaxwaynaha Amaal Axmed Miisaan, Xildhibaano ka kala socday Golaha Wakiilada , Baarlamaanka Iyo Deegaanka,Mas'uuliyiinta Gobolka Iyo Kan degmada, Salaadiin, Cuqaal Indheer Garad, Aqoonyahano Iyo Marti shafaraf kale oo fara badan.

Munaasabadan oo ahayd Munaasabadii ugu waynayd ee Abid Ka dhacda Magaalada Borama, ayaa waxaa hadalo qiiro leh ka Soo jeediyay Mas'uuliyiinta ka kala socotay Qaranka , Gobolka Iyo Kan Degmada, waxaana ugu horeyn ka hadlay Maayorka Borama C/raxmaan Shide Bile waxa uuna sheegay in ay maanta tahay Maalin wayn uuna sheegay in ay u dabaal dagayaan Labaatan Guuradii ka soo wareegtay Qaranimada Somaliland Ee Aan Maanta hadhkiisa hoos hadhsanayno.

Sidoo kale waxaa isna halkaas ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Maxamed Daahir Cabdale, waxa uuna sheegay in ay maanta tahay Maalin wayn loona baahan yahay in laga wada qaybqaato dabaaldagyada Maalinta oo kale, waxa uuna ugu danbayn ku wareejiyay Hadalkii Madaxa waftiga Heer Qaran ee Xuska 18May ,Wasiirka Beeraha Somaliland , Prof:Faarax Cilmi Geedoole,waxa uuna u mahadnaqay ka soo qayb galayaashiii, ka dibna waxa uu salaan Siiyay uu u soo dhiibeen Madaxwayn Siilaanyo iyo M/Kuxigeenka Saylici,waxa uuna sheegay in Somaliland Tahay Mid Muqadash ah loona baahan yahay in aynu helno Ictiraaf dhab ah, waxa uuna si gaar ah u xusay Magaalada Borama oo uu sheegay in ay tahay Magaaladii lagu aasaasay Jamhuuriyada Somaliland, taas oo uu sheegay In Borama tahay Hooyadii Somaliland, loona wada Baahan yahay in laga wada qayb qaato Dhismaheeda, Ictiraaf Raadinteena, Halku dhiga sanadkana waxa uu sheegay in ay tahay Ictiraaf Raadin.

Si kastaba ha ahaatee Munaasabadii Xuska 18May oo Run ahaantii ahay mid aad u nidaamsan , dadwayne fara badana ka soo qayb galay ahayd, ayaa waxa ay ku dhamaatay Jawi Degan Oo Farxada.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Last edited by Madelina on Wed May 18, 2011 9:24 am, edited 1 time in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by Keyse_0208 »

Madelina Viva Awdal state :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Image
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by abdikarim86 »

Borama
:clap: :clap:

where is that bastard djibsomali
who claimed there was violence going
on in borama because police were arresting
the "80%" of people who supported Awdal State :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by Barkhadd »

Yaa :up: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by Rightwing »

Leave djibsomali alone. He will be the Somaliland designated ambassador to DJibouti
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by Madelina »

Rightwing wrote:Leave djibsomali alone. He will be the Somaliland designated ambassador to DJibouti



djibouti is a harmless troll :mrgreen:

Rightwing and the rest of the UK folks make sure you post pictures from your ends :sland: :up:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by abdikarim86 »

:clap: :sland: :clap: :sland: :clap: :sland: :clap:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by djibsomali »

abdikarim86 wrote:Borama
:clap: :clap:

where is that bastard djibsomali
who claimed there was violence going
on in borama because police were arresting
the "80%" of people who supported Awdal State :lol:
Waryaa maa hoyadaa ayaan wassee markaad bastard igaa leedahay??
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland and May 18th Celebrations back home PICS

Post by Keyse_0208 »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: calm down Djib,

Dhiiga haysku kicin french boy.. leave abdikarim yare alone, and answer his question. what happened to the war u was planning.???
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by djibsomali »

questionkuu muxuu ahaaa?

maa bastard baa question nooqotay matanaa??
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by Madelina »

[youtube]eYdQMR-KrJA&feature[/youtube]
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by Keyse_0208 »

djibsomali wrote:maa bastard baa question nooqotay matanaa??
Waar Bastard iyo wax kalaba waad tahee, Ku raaxeyso sawirada.. B'itch ass Nigga :lol: :lol: :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by djibsomali »

Keyse_0208 wrote:
djibsomali wrote:maa bastard baa question nooqotay matanaa??
Waar Bastard iyo wax kalaba waad tahee, Ku raaxeyso sawirada.. B'itch ass Nigga :lol: :lol: :lol:
haa bastardkii hoyadaa wassayee ayaan ahay

loooooooool
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by Mr_Alfaas »

Keyse_0208 wrote:
djibsomali wrote:maa bastard baa question nooqotay matanaa??
Waar Bastard iyo wax kalaba waad tahee, Ku raaxeyso sawirada.. B'itch ass Nigga :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:


DJbt daaya niyow ninkaasi waa ninka kaliye kaftami karee


war djbtsomali war awdalstate meeday niyow.... :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland and May 18th Celebrations BORAMA PICS

Post by Keyse_0208 »

Mr_Alfaas wrote:DJbt daaya niyow ninkaasi waa ninka kaliye kaftami karee
:lol: :lol: Kaftankii internetku Cimri Deg-deg ayuu u keenay Miskiinka 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”