Kuwait Cabinet held its weekly meeting,Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Kuwait Cabinet held its weekly meeting,Somaliland

Post by Mr_Alfaas »

Shirki Wasiirada Wadanka Kuwait oo laga hor akhriyey Waraaq uu Madaxweyne Silanyo u qorey Kuwait .
IshaNews-Hargeysa-Shirki Todobaadlaha aha ee wasiirada dalka kuwait ay todobad kastaaba ay qabtaan aya waxa lagu soo hadal qaaday madaxweyne Ahmed Mohamed Mohamud Siilanyo waraaq uu u qorey wadankaas kuwait.
Shirkaas marku bilaabmay aya waxa lagu soo bandhigay dhawr waraq oo ay soo kala direen madaxweynayaasha wadamo badan oo ay usoo qoreen wadankaas kuwait.
Shirkan oo uu gudoominayey Raysal wasaaraha wadankaas ee kuwait mudane Sheikh Nasser Al-Mohammad Al-Ahmad Al-Sabah ayaa waxa uu ka dhagaystey fariimihi kala duwana ee Wadankisa loo soo direy.
Waraaqdi ugu horeysey ee laga akhriyo mesha ayaa noqotey Fariinti uu usoo qoray Madaxweyne Mudane Ahmed Silanyo,waxaana ku xigtey fariin uu soo direy madaxweynaha Jamhuuriya Senegal mudane Abdoulaye Wade.
Madaxdii kale ee fariimaha soo qortey aya waxa ka mid aha
1.Madaxweynaha ahna boqorka Boqortooyada Spain mudane Juan Carlos.
2.Madaxweyne Dr Leonel Fernandex oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Dominican.
3.Madaxweyne Lee Myung-bak,Madaxweynaha Jamhuuriyada Kuuriya.
4.Mudane Boni Yayi,Madaxweynaha Jamhuuriyada Benin
5.Mudane Mohammed Bin Isa Xoghaya Guud ee Boqortooyada Morocco.
Waxa uu wararku intaa ku daraya in lagu xusey dhamaan fariimahaas kala duduwan ee Madaxdaasi soo qoreen in la adkeeyo xidhiidhka u dhaxeeya wadanka kuwait iyo wadamada fariimaha soo qorey si ayey yidhaahden loo adkeeyo is kaashiga iyo wax wada qabsiga iyo wada xidhiidhka oo aad loo adkeeyo.
Waraaqaha ayaa waxa lagu xusey in fariin ka socota madaxweynihi hore ee wadanka maraykanka Clinton lagu casumay raysal wasaaraha wadanka Kuwait in uu kala qayb galo bandhig uu sameynayo madaxweynihi hore ee Maraykanka Clinton oo lagu qaban doono magalada New-York bisha september ee sanadkan 2011.
IshaNews Media Group
Hargeysa Somaliland.

http://ishanews.com/?p=7237
:up: :up: Mudane Ahmed Langadhe :up: :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Kuwait Cabinet held its weekly meeting,Somaliland

Post by FBISOMALIA »

i read it in arabic kuwaits want to make good relation thats all :ugeek:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”