Galkacyo(Puntlandi.com);- Mamulka Gobolka Mudug ayaa maanta tababar ufuray ciidamo madaniya oo laga soo uruuriyay xaafadaha magalada Galkacyo kuwaa oo loogu talagalay in ay kaqaybqaataan sugida amaanka Gobolka Mudug.
Madasha ciidamadan tababarka loogu furayay ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda Gobolka Mudug uu horkacaya Maxamuud C/raxmaan Cuuke waxaana halkaa ay kajeediyeen hadalo dar daaran ah oo ku aadan in si cadaalada dalka iyo dadka loogu shaqeeyo.
Godomiyaha Cuuke ayaa ciidamadan iyo qaybaha kale ee mamulka ku booriyay in ay guntiga u xirtaan sidii ay uga guulaysan lahaayeen kooxaha falalka amaandara gaysta waxaana uu ku baaqay in si cadaalada iyo hufnaan ku dheehantahay shaqada loo wado.
Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay taliyaha Qaybta policka Gobolka Mudug G/Dhexe C/rashiid Cadceed waxaana uu sheegay in ciidamadan tira ahaan gaarayaan ilaa 30ruux waxaana uu sheegay in si toosa ay ula shaqayndoonaan ciidamada policka.
Ciidamadan tababarka loo furay ayaa waxaa looqaybiyay darays ciidan waxana xiliga ay tababarka soo idlaystaan lagu wareejindoonaa qalab kale oo ay kamidyihiin taleefano ay kuwada xiriiraan xiliyada ay hawlgalada kujiraan.
Qorshahan ayaa ah mid uu layimid mamulka cusub ugana goleeyahay in uu gacan adag ku qabta amaanka Gobolka mudug waxaana sidoo kale haatan mamulka ku guulaystay in waxbadan uu kaqabto dhinaca amaanka.
Mamulka Gobolka Mudug Oo Maanta Tababar ufuray ciidamo
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Mamulka Gobolka Mudug Oo Maanta Tababar ufuray ciidamo
Gaalkacyo:Ciidamada Madaniga ah ee xaafadaha Gaalkacyo oo tababar loo furay & agab lagu wareejiyey ciidankaas
Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa saaka aroornimadii taliska qeybta booliska ee gobolka Mudug ka furmay tababar balaaran oo ay saraakiisha amaanka ee gobolku siinayaan ciidamada ilaaliya Amaanka xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee Madaniga ah kuwaas oo 200 oo kamid ah si rasmi ah loo siin doono tababar dhanka ciidamada & kashaqeynta amaanka ah kaas oo uu soo abaabulay maamulka cusub ee gobolka Mudug.
Tababarkan oo maanta dufcadii u horaysay oo ahayd 30-kamid ah ciidamada Madaniga ah oo ka kalayimid dhamaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo, waxaana tababarkan bixinaysay saraakiil ka tirsan ciidamada amaanka ee gobolka Mudug iyadoo ka sakow tababarkan ciidamada madaniga ah lasiin doono agabyo kaladuwan oo ay ku shaqeeyaan islamarkaasna ay ka qeybqaadanayaan sugista Amaanka magaalada Gaalkacyo.
Gudoomiyaha gudiga Amaanka & hormarinta ee gobolka Mudug Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke oo isaga & kuxigeenadiisu ay maanta goobjoog u ahaa furitaanka tababarkan lasiinayo ciidamada suga amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegey in ciidanka madaniga ahi ay siinayaan dhar u gaar ah oo wata kabaha askarta kuwaas oo loogu talagalay in ay u noqdaan aqoon u gaar ah waqtiyada ay ku jiraan sugista amaanka,Wuxuuna gudoomiyuhu intaas ku daray in ay kaararka aqoonsiga ee ahaanshahooda ciidamada madaniga ah ay u sameeyeen.
Mr.Cuuke dhanka kale wuxuu sheegey in ay wax ka badan ka badaleen la shaqeyntii ciidamada madaniga ah ee xaafadaha oo uu sheegey in awal iyaga & ciidamada kale ee boolisku aysan lahayn wax wadashaqeyn ah taasina ay keeni jirtay in mararka qaar ay yimaadaan khaladaad, wxuuuna sheegey in ay siinayaan isgaarsiin u gaar ah oo ay kula soo xiriirayaan ciidamada Amaanka waqtiyada ay qabtaan cidkasta oo amnidaro lagu tuhmo, isagoo dhanka kalena sheegey in cidkasta oo ay ciidamada Madaniga ahi qabtaan si toos ah loogu soo gudbinayo saldhiga dhexe ee degmada Gaalkacyo.
Tababarkan loofuray dufcadii koowaad oo katirsan ciidanka ilaaliya amaanka xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee madaniga ahi ayaa noqonaysa qeybtii ugu horaysay oo lagu caawinayo ciidamada madaniga ah, iyadoo ay ciidanka Madaniga ahi ay yihiin kuwo ay si gaar ah u samaysteen shacabka degen xaafadaha magaalada Gaalkacyo kadib markii uu xumaaday amaanka magaaladu, Waxaana ay yihiin kuwo guud ahaanba laga sameeyey xaafadaha magaalada Gaalkacyo iyadoo ay bil kasta lacagtooda bixiyaan xaafadaha ay amaankooda ka shaqeeyaan gaar ahaana waqtiyada habeenkii ah.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland

indeed security firstquark wrote:security
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Mamulka Gobolka Mudug Oo Maanta Tababar ufuray ciidamo
without it you got nothingFBISOMALIA wrote:indeed security firstquark wrote:security
Re: Mamulka Gobolka Mudug Oo Maanta Tababar ufuray ciidamo
that's right broquark wrote:security
great news waye
qodaxda jidka utaagan lalaland baan nahay, without puntland state lalaland would have been pointing it's qat fingers at Somalia 24/7
Puntland state alldae baby
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 664 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 671 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 335 Views
-
Last post by Biif Baaf
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 473 Views
-
Last post by Pwani
-
- 1 Replies
- 358 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 5832 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 457 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero