Garaad C/laahi Cali Ciid oo soo Dhaweeyay Qodobada ka soo Baxay kulanka Kenya ku soo idlaaday
Garowe(Puntlandi.com);- Garaad C/laahi Cali Ciid oo kamida isimada deegaanada Puntland ayaa soo dhaweeyay kulankii looga hadlayay xaalada somaliya ee ku soo idlaaday dalka Kenya.
Gardaaka ayaa sheegay in shirkan ahaa mid si aad loogu gorfeeyay xaalada waqtigan marayo xaalada somaliya waxaana uu sheegay in ay soo dhawaynayaan go’aamada ka soo baxay shirka.
Waxaa uu sheegay in la soo dhaweeyay aragtidii mamulada dalka kajira ay soo bandhigeen gaar ahaan Dawlada Puntland waxaana uu sheegay in qodobada ka soo baxay kulanka ay umuuqdaan mid runta loogu sheegay madaxda Dawlada somaliya.
Garaad C/laahi Cali ayaa sidoo kale tilmaamay in uu mira dhalidoono kulanka lagu baaqay ee kadhicidoona magalada muqdisho waxaana sidoo kale Garaadka uu dhaliil ujeediyay madaxda hada talada haysa uu sheegay in ay fashilmeen.
Waxaa uu sidoo kale ka hadlay waxyaabaha dhaliya qilaafaadka ragaadiya madaxda somaliya waxaana uu sheegay muranka siyaasadeed uu guud ahaantiisa salka ku hayo arimo shaqsiya waxaana uu ku baaqay in danta umada somaliyeed laga fikiro.
Garaad C/laahi Cali Ciid oo soo Dhaweeyay Qodobada kenya
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1081 Views
-
Last post by Ismail87
-
- 16 Replies
- 4125 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 14 Replies
- 86 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 6 Replies
- 1108 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 774 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 12 Replies
- 1135 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 6 Replies
- 681 Views
-
Last post by udun
-
- 3 Replies
- 860 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 0 Replies
- 656 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 18 Replies
- 2190 Views
-
Last post by Ismail87