Sawiirka Maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir taariikhi ah oo ay kuwada jiraan Rag taariikh dheer ku leh Dalka Somaliland kuwaas oo kalla ah, Madaxweynaha iminka Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) & Madaxweynihi ugu horeeyey Somaliland Cabdirahman Axmed Ali (Tuur), Gudoomiyaha Iminka ee Xisbiga kulmiye Muuse Biixi & Mujaahiidkii Siciid M. Nuur, Sawirkan oo ah mid aad u qiimo badan kana turjumaya wakhti waayihiisa lahaa oo la soo maray.
Left (Muj.Siilaanyo) , Middle Left (Muj.Muusa Bixi) Middle Right(Muj.Tuur) , Right (Muj.Siciid Maxamed Nuur)
http://oodweynenews.com/news/76231-sawi ... -nuur.html