Page 1 of 2
2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 12:42 pm
by Babygirl-
Labo Somali Ah Oo Lagu Toogtay Degmada Milton ee wadanka UK (Dhalinyaradan Ayaa Mid Ka Mid Ah Ku Qurbaxay Goobtii Lagu Toogtay Daawo Sawirada
Waxaa xalay fiid kii lagu toogtay Magaalada Milton keynes laba wiil oo soomaali ah midna isla goobtii ayuu ku nafbaxay wiilkii kale waxaa lagu soo waramayaa in uu koomo ku jira oo ay xaaladiisu ay aad u liidato, wiilka dhintay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdiqaadir.
Waxaa isla goobta soo buuxiyey soomaalida degan magaalada milton keynes oo ay ka muuqato argagax aad u weyn waxaana aan weli laga war hayn dilku sidii u dhacay maadaama labadii wiil midna dhintay midna uu koomo ku jiro aan laga warhayn sidii ay toogashadu u dhacday.
Waqtiga wiilashada la tooganaayey ayaa ahayd 10:00 PM oo habeenimo booliiska magaalada ayaa waxay wadaan baaritaan si ay u ogaadaan cidii ka danbaysay toogashada dhalin yarada soomaaliyeed.wiilka dhintay ayaa aabihii waxa uu ku sugan yahay magaalada buuhoodle ee soomaaliya waxaana hada ku sugan goobta hooyadiis iyo adeeradiis.
War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in uu wiilkii kale oo soomaliga ahaa uu isna uu dhintay dhaawicii soo gaaray. booliiska magaalada ayaa isla maanta salaadi jimce ka dib qaybinaayey waraaqo ku qoran Soomaali iyo english si ay u helaan macluumaad dheeriya oo ku saabsan dilka wiilasha dhalin yarada ah oo xalay lagu toogtay Magaalada Milton keynes waxaana wiilasha da,dooda lagu sheegay 19 sano jir.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 12:43 pm
by ToughGong
Yeah,somebody else posted about this yesterday
Apparently one is Dhuloz the other HA
AUN
viewtopic.php?f=18&t=277014
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:05 pm
by FBISOMALIA
somali in west are wild ...!!!
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:27 pm
by Xamud.
Ilaahey ha u naxaristo, samiir iyo imaan reerkoda iyo dhaman dadkoda ha ka siyo.
Babygirl, one of the boys waa Dhullos-Wacays Adan, it`s a very small world wallahi.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:31 pm
by Hyperactive
Allah yarhamhum , ahalkoodana sabir seeyo.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:35 pm
by abdisamad3
who shot them and why where they shot?
btw aun to them
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:37 pm
by udun
AUN
We need to do our best to get out of the ghettos in the western countries.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:45 pm
by mudugawi
AUN to both victims, suspects have been arrested. Details will be published soon inshalah. Lol at degmada Milton, its called Milton Keynes.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 1:48 pm
by mudugawi
Three arrested over Fishermead shootings
Thames Valley Police have arrested three people on suspicion of murder in connection with a double shooting in Fishermead.
All three are from the Bletchley area and were arrested on Friday night.
Two men aged 33 and 21 were arrested by armed police officers and remain in custody.
A 13-year-old boy was also arrested and has been released on bail until the middle of June.
Det Supt Rob Mason, leading the investigation said: “Although we have made a number of arrests, I am keen to stress that we are still in the very early stages of the investigation. I would continue to urge anyone with information about the incident to contact police urgently.
“We have made significant progress this afternoon and we are continuing to follow up on a number of leads. I would like to emphasise that this is still very much a live investigation.”
The victims, 19-year-old Mohamed Farah and 18-year-old Amin Ahmed Ismail, where found at around 10pm on Thursday evening in Fishermead Boulevard.
Both had recieved gunshot wounds to the head.
Farah was prounched dead at the scene and Ismail was rushed to Milton Keynes Hospital but died at 1.32pm yesterday afternoon.
http://www.mk-news.co.uk/News/Three-arr ... 052011.htm
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 7:51 pm
by ZubeirAwal
i know 2 of them they used to go british internation hargeisa, damn hard to accept when u see someone in the past and now find out theyr gone
AUN Mustafa ahmed Ismail & Mohamed farah wallahi they were close like brothers.
http://www.facebook.com/pages/Mustafa-A ... 8657235478
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 11:42 pm
by Rightwing
AbuukarSubeer wrote:i know 2 of them they used to go british internation hargeisa, damn hard to accept when u see someone in the past and now find out theyr gone
AUN Mustafa ahmed Ismail & Mohamed farah wallahi they were close like brothers.
http://www.facebook.com/pages/Mustafa-A ... 8657235478
What do you really know about this incident? was it gang related or random murders?
My sympathy goes out to the parents. Allah yarxamahum.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sat May 28, 2011 11:57 pm
by quark
AUN
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sun May 29, 2011 5:05 am
by Cumar-Labasuul
AUN

Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sun May 29, 2011 5:16 am
by AhlulbaytSoldier
The somali youth in UK are too much involved in the gang underworld.
Ilaahay ha u naxariisto to both.
Re: 2 Somalis shot in Milton UK..
Posted: Sun May 29, 2011 6:00 am
by LobsterUnit
^^ Most Somali youths killed in the UK were not involved in Gang Activity. Most of them were just in the wrong place or too brave for their own good( criminal minded Cadans and Madows are somehow better at making quick phone calls and bringing weapons in no time).