Adhicadeeye,(lasanod Online)- Cuqaasha, Odayaasha, Waxgaradka iyo dhalinyarada beesha Fiqishini ayaa maanta dibedbax ay isugu soo baxeen magaalada Adhicadeeye..
Waxay ku sheegeen inay si weyn usoo dhaweynayan Garaadka cusub ee beesha Fiqishini dhowaan ku caleema saarayso degmada Adhicadeeye.
Ninka loo xulay inuu Garaad noqdo ayaa ah: Da'uud Cashuur Aw-warsame, ahna qurbo joog ku nool dalka dibediisa, dhowaana la lagu caano shubi dono noqonayana Garaadki ugu hooreeyay ee beesha Fiqishini ay caleemo saarto.
Dadwaynaha ka tirsan beeshaas ayaa maanta hambalyo iyo soo dhowayn u diray Garaadka cusub, isla markaana sheegay inay ku faraxsan yihiin mowqifka beeshu ay qaadatay ee garaadka ay ku doorteen.
Waxayna ka codsadeen shacabka SSC iyo Somaalida guud ahaan inay kala qayb qaataan caleemo saarka Garaadka oo wakhti dhow ka dhaci doona magaalada Adhi cadeeye.
Beesha Fiqishini is Crowning it's 1st Garaad
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super

- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Beesha Fiqishini is Crowning it's 1st Garaad
FAKE propaganda. It's was a small meeting, consisting of no more than 30 guys.
Fiqishini are guests in Sool. What gives a guest a right to do such a thing?
Re: Beesha Fiqishini is Crowning it's 1st Garaad
Nayaa af cas afxumada joojo fadlanKnight of Wisdom wrote:FAKE propaganda. It's was a small meeting, consisting of no more than 30 guys.Fiqishini are guests in Sool. What gives a guest a right to do such a thing?
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 527 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 12 Replies
- 1018 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 1443 Views
-
Last post by greenday
-
- 8 Replies
- 1181 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 694 Views
-
Last post by Murax
-
- 69 Replies
- 14146 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 17 Replies
- 3272 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 1 Replies
- 258 Views
-
Last post by bashe19
-
- 3 Replies
- 1349 Views
-
Last post by FarIyoAlif
-
- 8 Replies
- 475 Views
-
Last post by Ducaysane_87
