Sabti:(Somaliinfo)-Waxaa jirta In Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ay isku hayb yihiin Maxadaxweyne Maxamed Siyaad Bare isla mar. ahtaantaasna xilgii uu yaraa loo suurta galiyay in uu shaqo ka biloowo Safaarad maraykanka isagoo da,d yar taasi waxa uu ku helay ehelnimadda ka dhaxaysa Adeerkii Maxamed Siyaad Bare. waxayna kala tirsadaan tira ahaan sidan ( Maxamed Siyaad Bare Cabdulle Yuusuf Xasan Kooshiin (Diini) halka Maxamed uu isna ka tirsado Sidan ( Maxamed Cabdullaahi Maxmed Diirshe Shiil Cabdille Alamagan Dalal (Diinii) oo ah Aabaha ay isugu yimaadaan Abtirkan oo muujinaya mid qaraabo dhow ah .
Waxaa jirta in Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu noqday Mas,uulkii labaad oo qabta jagooyinka ugu sareeya dadka soomaaliya iyadoo Beesha Sade lagu yaqaan maamul wanaag marka lafiiriyo Maamulada kale ee dadka soo maray dad weynaha Soomaaliyeedna amaanta ay u hayaan Madaxdii Beesha Sade soo martay mid aan La qiyaasi karin.
haddaba iyadoo taasi ay jirto ayaan qoraalkan waxaan ku soo qaadanayaa in La xiray mas,uul sare oo u dhashay Beesha Sade kaa soo sumcad weyn ku leh Beesha dhexdeeda laguna magacaabo Bare Aadan Shire (Hiiraale) oo ay xiratay dowladda Ethopia bishii 5 .2011 kuna xiran sida La sheegay Xero Ciidan oo ku taala degmada Doolow ee Maamulka Ethopia iyadoo loo saadaalinayo xirnaan shihiisa in uu wax ka ogyahay Maxamed Cabduullaahi Maxamed (Farmaajo ) sida ay saadaalinayaa qaart ka tirsan dad iyagu u dhuun duleela Siyaasadda Soomaaliya.
Xildhibaan Bare Aadan Shire ( Hiiraale) ayaa u istaagay kadib bur burkii dowladii ka-caanka ee uu hogaamiyaha ka ahaa allaha u naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare hal-gankii uu ku bad baadinaayay Beeshiisa oo muddo 21 sanaha dalka ka talinaayeen iyadoo ay soo weerareen deegaanada Beesha Sade ay degaan jamhaddo doonaya in ay wiiqaan awooda Beesha Sade iyadoo uu Bare Aadan Shire iyo Saraakiil kale oo uu ka mid yahay Jeneral Axmed Warsame ay go,aan sadeen inay ka hortagaan Jamahadahan aan ku soco wax nidaam ah isla mar ahaantaasna baacsanaya Sahacbka Beesha Sade , dagaaladii ay ku soo qaadeen Layska difaacay .
haddii aan u soo noqdo nuxurka qoraalkan aan kalahaa waxaytahay maa daaba Bare Aadan Shire ( Hiiraale uu yahay hal-gamaagii Beesha Sade wakhtibadan u dagaalamayay in Beesha Sade aysan noqon mid looga itaal roonaado hogaanka dalka ama Siyaasadda Soomaaliya ,isla mar ahaantaasna sababay in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu noqdo Raysal-wasaare haddana ay Ilma Adeer hoose yihiin Bare Aadan Shire ( Hiiraale) maxaa loo waayay in uu ka dhii-dhiiyo xarigga Xildhibaan Bare Hiiraale , mise waxaa la oran karaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ma rabo in uu ka dhex muuqdo siyaada wakhtigan xaadirka ah Nin aan isaga ahayn oo muuqda , haddiise dhinac kale laga fiiriyo soow lama oran karo Maxamed Cabdullaahi waxa uu noqon doonaa Ninkii Ugu horeeyay oo kala qaybiya rer Diini Ugaas oo ahaa Qoys dherer wadaag ah in ay ku kala tagaan iskaalmayntii iyo iskaashiigii soo jireenka ahaa oo isagaba lagu soo koriyay , waana midda aan uga dhigay ciwaanka maqaalkayga Ina-Farmaajoow koritaan kaagii Lagu qasaar- Mise waxa uu ka lii taa Shariif Sakiin oo ka dhii-dhiiyay xirnaan shaha Xildhibaan Bare Aadan Shire ( Hiiraale) haddii aan sidoo kale soo qaato Abtirka Barei iyo Farmaajo waa sidan ( Bare Aadan Shire Warsame Guuleed Cumar Xasan Kooshin ( Diini) halka Ina Farmaajo uu yahay (Maxamed Cabdullaahi Maxmed Diirshe Shiil Cabdile Ala-magan Dalal (Diinii) waxaan ku soo gababa gabaynayaa qoraalkayga gartaasi waxaa qaadi doona Mareexaan weyne iyo Inta sama jecleka ah ee Soomaaliyeed ,waxaana u mahad celinayaa intii ka dhii-dhiiday xirnaan shaha Bare Hiiraale dhamaan tood.
Ina-Farmaajoow kuritaan kaagii Lagu qasaar(war-bixin)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ina-Farmaajoow kuritaan kaagii Lagu qasaar(war-bixin)
Markaan si u fiirshay oo aan ka soo qaaday inuu wax ka ogyahay ama ku luglahaa xariga korneelka!
Waxaa ii muuqatay ama ii sawirmatay inuu damactsanyahay ama taageersanyahay maamulka cusub
ee la magac baxay AZAANIYA ee la damac sanyahay in laga hirgaliyo jubooyinka.
fikirkaas waxaa igu dhashay (teknokrats-ka), uu farmaajo hogaanka u hayo ee uu
jagooyinka u qaybshay.
kolleey anigu sawirkaas ayaa ii sawirmay qoraalka markaan aqriyay.
Waxaa ii muuqatay ama ii sawirmatay inuu damactsanyahay ama taageersanyahay maamulka cusub
ee la magac baxay AZAANIYA ee la damac sanyahay in laga hirgaliyo jubooyinka.
fikirkaas waxaa igu dhashay (teknokrats-ka), uu farmaajo hogaanka u hayo ee uu
jagooyinka u qaybshay.
kolleey anigu sawirkaas ayaa ii sawirmay qoraalka markaan aqriyay.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Ina-Farmaajoow kuritaan kaagii Lagu qasaar(war-bixin)
Waxaan waa buuq oo raad laheyn. Its all lies, created by dividers.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 716 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 88 Replies
- 3894 Views
-
Last post by udun
-
- 30 Replies
- 2652 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 13 Replies
- 1107 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 1972 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 407 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 268 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 1833 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 234 Views
-
Last post by CoolPoisons